Wararka Maanta
Dowladda Federaalka iyo Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo guulo ka kala sheegtay dagaal shalay ka dhacay inta u dhaxeysa Leego iyo Yaaq-biri-weyne
Isniin, July 21, 2008(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dhaqdhaqaaqa Al-shabaab ayaa waxay guulo ka kala sheegteen dagaal shalay ka dhaca...
Warkii oo dhan »
Magaalada Jowhar oo xalay Bandow ku jirtay
Isniin, July 21, 2008(HOL): Magaalada Jowhar ee Xarunta u ah Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa xalay waxay ku jirtay bandow lagu sugayo ammaanka Magaalada...
Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo xalay weerar ku qaaday guri uu Magaalada Baydhabo ka degan yahay Xildhibaan ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya
Isniin, July 21, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa xalay waxay weerar ku qaadeen guri uu magaalada Baydhabo ka degan yahay Xildhibaan Ibraahim C/nuur oo ...
Warkii oo dhan »
Ciyaarihii Eursom oo si habsami ah uga socda magaalada Leicester
Axad, Luuliyo 20, 2008 Leicester, Ingriiska (HOL) - Waxaa manta oo Axad ah weli ka socda magaalada Leicester ee wadanka Ingiriisaka qaybihii kala duwa...
Warkii oo dhan »
Dagaallo si kala gooni ah uga dhacay Deegaanno ka tirsan Gobollada Banaadir iyo Shabeelaha Hoose
Axad, 20 July 2008 (HOL): Dagaalka koowaad ayaa wuxuu maanta ka dhacay inta u dhaxeysa Deegaannada Leego iyo Yaaq-biri-weyne ee Gobolka Shabeela...
Warkii oo dhan »
Kooxda Kubadda Cagta Banadir Telcom ee Somalia oo mar kale laga badiyay
Axad, 20 July 2008 (HOL): Kooxda Kubadda Cagta Banadir Telcom ee Somalia ayaa galabta waxaa ka badisay Kooxda Tuskar ee dalka Kenya kadib markii...
Warkii oo dhan »
Cudurka Shuban-Biyoodka oo fara ba'an ku haya Dadka Deegaanka Baar-Gaal ee Gobolka Bari
Axad, 20 July 2008 (HOL): Degmada Baar-gaal ee Gobolka Bari ayaa laga soo sheegayaa in Cudurka Shuban biyoodka uu fara ba’an ku hayo dadka dee...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Booliska Somaliland oo xalay Xabsiga u taxaabay Guddoomiyaha Guddiga Ganacsatada Xoolaha
Axad, 20 July 2008 (HOL): Guddoomiyaha Guddida Ganacsatada dhoofka Xoolaha Cabdilaahi Maxamed Cabdiraxmaan (Awal Bari), ayaa xalay Fiidkii xabsiga loo...
Warkii oo dhan »
Labo ruux oo ku dhintay Gaari ku Rogmaday Duleedka Magaalada Garowe ee Maamulka Puntland
Axad, 20 July 2008 (HOL): Ugu yaraan labo Ruux ayaa ku Dhimatay hal kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray kadib markii gaari ay saarnaayeen uu ...
Warkii oo dhan »
Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo ansixiyay Heshiiskii Jibouti
Axad, July 20, 2008(HOL): Isbaheysiga dib u xoreynta Soomaaliya ayaa wuxuu ansixiyay heshiiskii ka soo baxay wada hadalladii ay Qaramada Midoobay soo ...
Warkii oo dhan »