Wararka Maanta

Maxaa ka jira wararka sheegaya in Gobolladda Hiiraan iyo Gal-gaduud laga joojinayo ka Ganacsiga Khaadka?

Maxaa ka jira wararka sheegaya in Gobolladda Hiiraan iyo Gal-gaduud laga joojinayo ka Ganacsiga Khaadka?

JUL 20, 2008

Axad, July 20, 2008(HOL): Ganacsatada Khaadka ee Magaalada Beledweyne ayaa u muuqda kuwo si weyn uga wal wal qaba warar sacaadihii ugu danbeeyay soo b...

Warkii oo dhan »
SHIIKH XASAN MAHDI: “Intii aan joognay Yemen waxaan isku af-garannay walaalaheen Jibouti nooga yimid in uu baadil ahaa Heshiiskii Jibouti”

SHIIKH XASAN MAHDI: “Intii aan joognay Yemen waxaan isku af-garannay walaalaheen Jibouti nooga yimid in uu baadil ahaa Heshiiskii Jibouti”

JUL 20, 2008

Axad, July 20, 2008(HOL): Shiikh Xasan Mahdi oo ka mid ah Xubnaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ee ku sugan Magaalada Asmara ee Dalka Eritrea ...

Warkii oo dhan »
Xaflad kulmisay siyaasiyiin kala afkaar duwan oo lagu qabtay Hargeysa

Xaflad kulmisay siyaasiyiin kala afkaar duwan oo lagu qabtay Hargeysa

JUL 19, 2008

Sabti, 19 July 2008 (HOL): Munaasibad kulmisay Siyaasiyiin kala ahdaaf iyo afkaar duwan oo isugu jiray kuwo ka kala socday Xisbiyada Siyaasadda iyo qa...

Warkii oo dhan »
FAADUMO JIBRIIL: “Dad-baa ku afduuban u joojin mayno dhismaha dekedda Laas-qoray”

FAADUMO JIBRIIL: “Dad-baa ku afduuban u joojin mayno dhismaha dekedda Laas-qoray”

JUL 19, 2008

Sabti, 19 July 2008 (HOL):  “Arrinta dadka ku afuudban deegaanka Laasqoray waxa ka hawlgalay Odayaal, dhalinyar iyo dadka deegaanka, oo way bix...

Warkii oo dhan »
Shirkii Golaha Dhexe ee Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo Jibouti ka furmay

Shirkii Golaha Dhexe ee Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo Jibouti ka furmay

JUL 19, 2008

Sabti, July 19, 2008(HOL): Waxaa saaka ka furmay Magaalada Djibouti ee Dalka Jibouti Kalfadhigii labaad ee Golaha Dhex ee Isbaheysiga Dib u xoreynta S...

Warkii oo dhan »
Ciidamo ka tirsan dhaqdhaqaaqa Al-shabaab oo xalay markii ugu horeysay soo gaaray magaalada Beledweyne

Ciidamo ka tirsan dhaqdhaqaaqa Al-shabaab oo xalay markii ugu horeysay soo gaaray magaalada Beledweyne

JUL 19, 2008

Sabti, July 19, 2008(HOL): Ciidamo ka tirsan dhaq-dhaqaaqa Al-shabaab ayaa xalay markii ugu horeysay gudaha u soo galay Magaalada Beledweyne ee xarunt...

Warkii oo dhan »
Reer Afgooye oo aan sanadkan sameysaneynin Caado-Dhaqameedkii Is-tunka

Reer Afgooye oo aan sanadkan sameysaneynin Caado-Dhaqameedkii Is-tunka

JUL 19, 2008

Dad Caado Dhaqameedka Is-tunka isugu soo baxaySabti, July 19, 2008(HOL): Dad badan oo ku dhaqan Degmada Afgooye iyo deegaanno badan oo hoos-yima...

Warkii oo dhan »
Qaramada Midoobay oo sheegtay in Malaayiin Soomaali ah ay u baahan yihiin Kaalmo Bani’aadannimo oo deg deg ah

Qaramada Midoobay oo sheegtay in Malaayiin Soomaali ah ay u baahan yihiin Kaalmo Bani’aadannimo oo deg deg ah

JUL 19, 2008

Sabti, July 19, 2008(HOL): Hay’adda WFP ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Cuntada ayaa waxay walaac ka muujisay xaaladda nololeed ee dad badan oo Soo...

Warkii oo dhan »
Shir horumarka

Shir horumarka

JUL 18, 2008

Jimco, Luulyo 18, 2008   Minneapolis,  MN (HOL)- Shir ballaaran oo ay ka soo qeyb galeen wufuud ka kala socota Mareykanka iyo Kanada ayaa la...

Warkii oo dhan »
Xulka Qaranka Kubadda Kolayga Soomaaliya oo wacdaro ka dhigay Tartanka Cayaaraha U18 ee ka dhacay Morocco

Xulka Qaranka Kubadda Kolayga Soomaaliya oo wacdaro ka dhigay Tartanka Cayaaraha U18 ee ka dhacay Morocco

JUL 18, 2008

Jimco, July 18, 2008(HOL): Waa markii ugu horeysay oo wadankeena Soomaliya ka qeyb galo tartanka kubadda Koleyga ee Arab Leage mudo laga joogo 18 sano...

Warkii oo dhan »