Wararka Maanta

Xoogagga Al-Shabaab oo xalay weerar ku qaaday fariisin ay Ciidamada Dowladda ku leeyihiin gudaha Degmada Baydhabo

Xoogagga Al-Shabaab oo xalay weerar ku qaaday fariisin ay Ciidamada Dowladda ku leeyihiin gudaha Degmada Baydhabo

JUL 17, 2008

Khamiis, July 17, 2008(HOL): Xoogag ka amar qaata Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ayaa xalay waxay weerar ku qaadeen fariisin ay Ciidamada Dowladda Federaalka...

Warkii oo dhan »
Mas’uul ka tirsanaa Maamulka Degmada Wadajir oo lagu toogtay gudaha Degmadaas

Mas’uul ka tirsanaa Maamulka Degmada Wadajir oo lagu toogtay gudaha Degmadaas

JUL 17, 2008

Khamiis, July 17, 2008(HOL): Mas’uul ka tirsanaa maamulka Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa saaka Kooxo hubeysan waxay ku toogteen gudaha Deg...

Warkii oo dhan »
Ergayga Gaarka ah ee Qarammada Midoobay oo ammanay horumarka  laga garay heshiskii  Jabuuti

Ergayga Gaarka ah ee Qarammada Midoobay oo ammanay horumarka laga garay heshiskii Jabuuti

JUL 16, 2008

WAR SAXAFADDED 017/2008 UNPOSWednesday, July 16, 2008   Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha siyaasadda  So...

Warkii oo dhan »
Wasiirka Amniga Puntlad Cabdulaahi Siciid Samatar oo Safar aan horay loo sii shaacin ugu Ambabaxay Degmada Laas-Qoray ee Gobolka Sanaag

Wasiirka Amniga Puntlad Cabdulaahi Siciid Samatar oo Safar aan horay loo sii shaacin ugu Ambabaxay Degmada Laas-Qoray ee Gobolka Sanaag

JUL 16, 2008

Arbaco, July 16, 2008(HOL): Wafdi heer sare ah oo uu horkacayo Wasiirka Amniga Dawlada Goboleedka Puntalad Cabdulaahi Sicidiid Samatar ayaa maanta u a...

Warkii oo dhan »
Qaramada Midoobay oo walaac ka muujisay nabadgelyo darrada ka taagan Soomaaliya

Qaramada Midoobay oo walaac ka muujisay nabadgelyo darrada ka taagan Soomaaliya

JUL 16, 2008

Arbaco, July 16, 2008(HOL): Isku-duwaha hawlaha gargaarka bini'aadminimada Soomaaliya, Mark Bowden, ayaa maanta wuxuu shaaca ka qaaday  dareenkii...

Warkii oo dhan »
Maamulka Somaliland oo Xabsiga u Taxaabay Seddex ruux oo ka mid ah Dadka deegaanka Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool

Maamulka Somaliland oo Xabsiga u Taxaabay Seddex ruux oo ka mid ah Dadka deegaanka Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool

JUL 16, 2008

Arbaco, July 16, 2008(HOL): Maamulka Somaliland ayaa maanta xabsiga u taxaabay Sedex ruux oo ka mid ah Dadka Deegaanka Magaalada Laascaanood ee Xarunt...

Warkii oo dhan »
Iiraan oo Indheer-garadka Soomaaliyeed ugu baaqday in ay xaliyaan dhibataada Soomaaliya

Iiraan oo Indheer-garadka Soomaaliyeed ugu baaqday in ay xaliyaan dhibataada Soomaaliya

JUL 16, 2008

Wasiirka Arrimaha Dibadda Iiraan Mr. Manouchehr Mottaki Arbaco, July 16, 2008(HOL): Dowladda Iiraan ayaa waxay ugu baaqday Indheer-garadka Sooma...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo sheegay in uu xilka ka tegayo haddii ay taasi nabad u keeneyso Soomaaliya

Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo sheegay in uu xilka ka tegayo haddii ay taasi nabad u keeneyso Soomaaliya

JUL 16, 2008

Arbaco, July 16, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada ...

Warkii oo dhan »
Dhinacyada Isbaheysiga Dib u xoreynta oo wada hadallo ay ku lahaayeen Dalka Yemen ay rajo wanaagsan ka soo baxeyso

Dhinacyada Isbaheysiga Dib u xoreynta oo wada hadallo ay ku lahaayeen Dalka Yemen ay rajo wanaagsan ka soo baxeyso

JUL 16, 2008

Arbaco, July 16, 2008(HOL): Dhinacyada is-khilaafsan ee Isbaheysiga Dib u xoreynat Soomaaliya oo maalmahan xubno kala metelayay uu shir uga socday Dal...

Warkii oo dhan »
Ciidamo hor leh oo Itoobiyaan ah oo ku biiray  Ciidamada  Itoobiya ee jooga Xerada Jante-kuundisho ee duleedka Beledweyne

Ciidamo hor leh oo Itoobiyaan ah oo ku biiray Ciidamada Itoobiya ee jooga Xerada Jante-kuundisho ee duleedka Beledweyne

JUL 16, 2008

Arbaco, July 16, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo  ku hubeysan gadiidka Dagaalka, kana soo gudbay dhinaca Degmada Feer-feer ayaa xalay ku soo ...

Warkii oo dhan »