Wararka Maanta

Meydad laga helay goobihii ay shalay dagaallada ka dhaceen ee duleedka Degmada Berdaale

Meydad laga helay goobihii ay shalay dagaallada ka dhaceen ee duleedka Degmada Berdaale

JUL 16, 2008

Arbaco, July 16, 2008(HOL):  Duleedka Degmada Berdaale ee Gobolka Bay ayaa waxaa laga helay meydad ilaa 6 ruux gaaraya, kuwaasi oo ku geeriyooday...

Warkii oo dhan »
Hoobiyayaal lagu weeraray Xerada Ciidamada Itoobiya ee duleedka Beledweyne.

Hoobiyayaal lagu weeraray Xerada Ciidamada Itoobiya ee duleedka Beledweyne.

JUL 15, 2008

Talaado, 15, July, 2008 (HOL)  Galinkii danbe ee maanta ayaa laga maqlay duleedka bari ee magaalada Beledweyne dhawaaqa qoriga hoobiyaha oo sida ...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Soomaali ah oo lagu soo tababaray Itoobiya oo iyagoo loo waday Baydhabo weerar lagu qaaday

Ciidamo Soomaali ah oo lagu soo tababaray Itoobiya oo iyagoo loo waday Baydhabo weerar lagu qaaday

JUL 15, 2008

Talaado, July 15, 2008(HOL): Labo Guuto oo ka tirsan Ciidamo Soomaali ah oo dhawaan lagu soo tababaray gudaha Dalka Itoobiya ayaa iyagoo loo soo waday...

Warkii oo dhan »
Dagaal ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmada Hodan

Dagaal ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmada Hodan

JUL 15, 2008

Talaado, July 15, 2008(HOL):  Dagaal socday muddo saacad ka badan oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa maanta wuxuu ka dhacay...

Warkii oo dhan »
Suuqa Maana-boolyo oo loo sameynayo Ciidamo u gaar ah oo ammaankiisa suga

Suuqa Maana-boolyo oo loo sameynayo Ciidamo u gaar ah oo ammaankiisa suga

JUL 15, 2008

Talaado, July 15, 2008(HOL): Ganacsatada Suuqa Maana-boolyo ee Degmada Shibis ayaa waxay sheegeen in ay Ciidamo gaar ah u sameyn doonaan Suuqaas, waxa...

Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo eedeyn u jeediyay Hay’adaha Samafalka

Maamulka Gobolka Banaadir oo eedeyn u jeediyay Hay’adaha Samafalka

JUL 15, 2008

Talaado, July 15, 2008(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta wuxuu eedeyn u jeediyay Hay’adaha Samafalka oo uu sheegay in aysan waxba u qaban ...

Warkii oo dhan »
Mudaharaad looga soo horjeedo Maamulka Somaliland oo Maanta ka dhacay Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag

Mudaharaad looga soo horjeedo Maamulka Somaliland oo Maanta ka dhacay Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag

JUL 15, 2008

Talaado, July 15, 2008(HOL):  Mudaharaad aad u ballaaaran oo looga soo horjeedo Maamulka Somaliland ayaa Maanta ka dhacay Degmada Badhan ee Gobol...

Warkii oo dhan »
Madaafiic hoobiyayaal ah oo lagu weeraray Saldhig ay Ciidamo Itoobiyaan ah ku leeyihiin Xarunta Warshaddii Baastada

Madaafiic hoobiyayaal ah oo lagu weeraray Saldhig ay Ciidamo Itoobiyaan ah ku leeyihiin Xarunta Warshaddii Baastada

JUL 15, 2008

Talaado, July 15, 2008(HOL): Saaka aroortii ayaa kooxaha ka soo horjeeda siyaasadda Dowladda Federaalka iyo joogitaanka Ciidamada Itoobiya ee Soomaali...

Warkii oo dhan »
Cabsi dagaal oo ka jirta Degmada Bardaale ee Gobolka Bay

Cabsi dagaal oo ka jirta Degmada Bardaale ee Gobolka Bay

JUL 15, 2008

Talaado, July 15, 2008(HOL): Dad yar oo weli ku harsan Degmada Berdaale ee Gobolka Bay ayaa waxay cabsi ka muujinayaan in uu Degmadaas ka dhaco dagaal...

Warkii oo dhan »
Iska horimaad ay dad ku dhinteen oo xalay ka dhacay Degmada Dharkeenley

Iska horimaad ay dad ku dhinteen oo xalay ka dhacay Degmada Dharkeenley

JUL 15, 2008

Talaado, July 15, 2008(HOL):  Iska hor-imaad hubeysan ayaa xalay wuxuu ka dhacay Xaafadda Jaayga Degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir, iyadoo ...

Warkii oo dhan »