Wararka Maanta

Qoysas ka soo barakacay Dagaalada Magaalada Muqdisho oo ku dhibaateysan mid ka mid ah Xeryaha dadka soo barkacay ee Magaalada Beledweyne

Qoysas ka soo barakacay Dagaalada Magaalada Muqdisho oo ku dhibaateysan mid ka mid ah Xeryaha dadka soo barkacay ee Magaalada Beledweyne

JUL 14, 2008

Isniin, July 13, 2008(HOL): In ka badan 1473 Qoys oo u badan Haween iyo Caruur ayaa siweyn looga derinayaan Xaaladooda Nolaleed kadib markii ay waayee...

Warkii oo dhan »
Shaqaalaha Hay’adaha Samafalka oo bilaabay in ay isaga baxaan Dalka Soomaaliya

Shaqaalaha Hay’adaha Samafalka oo bilaabay in ay isaga baxaan Dalka Soomaaliya

JUL 13, 2008

Axad, July 13, 2008(HOL): Shaqaalaha hay’adaha Samafalka ee ka howlgala Dalka Soomaaliya ayaa waxay bilaabeen in ay isaga baxaan Dalka Soomaaliya, i...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Rayaale oo magacaabay Maareeye cusub

Madaxweyne Rayaale oo magacaabay Maareeye cusub

JUL 13, 2008

Axad, 13 July 2008 (HOL): Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa Maareeye cusub u magacaabay Madbacadda Qaranka. Sida lagu sheegay Warsax...

Warkii oo dhan »
Dad xalay lagu dilay Xaafadda Buundo-weyn ee Magaalada Beledweyne

Dad xalay lagu dilay Xaafadda Buundo-weyn ee Magaalada Beledweyne

JUL 13, 2008

Axad, July 13, 2008(HOL): Xaafadda Buundo-weyn ee Magaalada Beledweyne ayaa xalay waxaa lagu toogtay labo wiil oo dhalin-yaro ah halka labo kalana lag...

Warkii oo dhan »
Dadka u barakacay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye oo walaac ka muujinaya dilalka loo geysnayo Madaxda Hay’adaha...

Dadka u barakacay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye oo walaac ka muujinaya dilalka loo geysnayo Madaxda Hay’adaha...

JUL 13, 2008

Axad, July 13, 2008(HOL): Waxaa cabasho muujinaya dadka ku dhaqan inta u dhaxeysa Magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye, kuwaasi oo u badan Dad ka baraka...

Warkii oo dhan »
Xoogagga Al-Shabaab oo gaaray Degmada Baardheere

Xoogagga Al-Shabaab oo gaaray Degmada Baardheere

JUL 13, 2008

Axad, July 13, 2008(HOL): Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa markii labaad waxaa shalay gaaray Xoogag ka amar qaata Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab, kuwa...

Warkii oo dhan »
Afhayeenka Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo eedeyn u jeediyay Odayaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye

Afhayeenka Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo eedeyn u jeediyay Odayaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye

JUL 13, 2008

Axad, July 13, 2008(HOL): Afhayeenka Ciidamada Booliska Soomaaliyeed C/llaahi Xasan Bariise ayaa ku eedeeyay Odayaasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha ...

Warkii oo dhan »
Saraakiisha Maxkamadaha Islaamiga oo kulan xasaasi ah Magaalada Beledweyne kula qaatay Mas'uuliyiinta hay'adaha Samafalka ee ka howlgala Gobolka

Saraakiisha Maxkamadaha Islaamiga oo kulan xasaasi ah Magaalada Beledweyne kula qaatay Mas'uuliyiinta hay'adaha Samafalka ee ka howlgala Gobolka

JUL 12, 2008

Sabti, 11, July, 2008 (HOL):  Kulan Saacado qaatay ayaa Magaalada Beledweyne markii ugu horeysay waxaa ku yeeshay Saarkiisha Maxkamadaha Islaamig...

Warkii oo dhan »
Ciidamo ka tirsan Maamulka Puntland oo dib ula wareegay gacan ku haynta Degmada Laas qoray ee Gobolka Sanaag

Ciidamo ka tirsan Maamulka Puntland oo dib ula wareegay gacan ku haynta Degmada Laas qoray ee Gobolka Sanaag

JUL 12, 2008

Sabti, July 12, 2008(HOL): Ciidamada Maamulka Dawlad Goboleedka Puntland ayaa maanta dib ula wareegay Gacan ku haynta Degmada Laas Qoray ee Gobolka Sa...

Warkii oo dhan »
Waa imisa Mushaarka Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya?

Waa imisa Mushaarka Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya?

JUL 12, 2008

Madaxweynaha iyo Ra'iisal Wasaaraha SoomaaliyaSabti, July 12, 2008(HOL):  Dad badan oo Soomaali ah ayaa laga yaabaa in marka su’aashan oo...

Warkii oo dhan »