Wararka Maanta
Wasiiradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska oo jawaab ka bixisay eedeyn ay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya u jeediyeen Xukuumadda R/Wasaare Nuur Cadde
Wasiiradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska-Khadiijo Maxamed DiiriyeJimco, July 11, 2008(HOL): Wasiiradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Xukuumadda Fe...
Warkii oo dhan »
Hoobiyayaal lagu weeraray Xerada Ciidamada Itoobiya ee Magaalada Beledweyne
Khamiis, 10, July, 2008 (HOL) Gelinkii dambe ee maanta waxaa laga maqlay duleedka bari ee Magaalada Beledweyne dhawaaqa qoriga hoobiyaha oo lagu...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u hubeysan oo maanta gaaray Degmada Berdaale ee Gobolka Bay
Khamiis, July 10, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u hubeysan ayaa maanta waxay gaareen Degmada Berdaale ee Gobolka Bay, halkaasi oo ay dhawaan...
Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay in la sameyn doono Aqoonsi lagu kala garto Ciidamada Dowladda iyo Kooxo ku labista Dharka Ciidamada oo Dadka Dhac u geysta
Khamiis, July 10, 2008(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in aqoonsi loo sameyn doono Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliy...
Warkii oo dhan »
Caruur ay dhimasho iyo dhaawac ka soo gaartay Qarax ka dhacay Magaalada Garowe
Khamiis, July 10, 2008(HOL): Ugu yaraan Sedex Caruur ah ayaa ku dhimatay 5 kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray Qarax ka dhacay dhabarka danbe ee G...
Warkii oo dhan »
Xoogagga Al-Shabaab oo xalay weerar ku qaaday Xerada Deynuunaay ee duleedka Baydhabo
Khamiis, July 10, 2008(HOL): Xoogagga Al-Shabaab ayaa xalay waxay weerar ku qaadeen fariisin ay Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka ku leeyihiin...
Warkii oo dhan »
Maxaa ka soo baxay kulamo ay la haayeen Saraakiisha Maxkamadaha Islaamiga ee jooga Gobalka Hiiraan
Khamiis, 10, july, 2008 (HOL) 24-kii Saac ee la soo dhaafay Magaalada Beledweyne waxaa ka jiray kulamo gaar ah oo ay la haayeen Saraakiil sar sare oo ...
Warkii oo dhan »
Xildhibaanno si kulul u weeraray Xukuumadda Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde
Arbaco, July 09, 2008(HOL): Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay si kulul u weerareen Xukuumadda Ra’iisal Was...
Warkii oo dhan »
WASIIRKA GAASHAANDHIGGA SOOMAALIYA: “Askari aanan mushaar iyo gunno heysan oo aan daryeel caafimaad heysan, waxay ila tahay in uusan amni sugi karin, taasina cid walba ayaa og”
Arbaco, July 09, 2008(HOL): Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Muxyaddiin Maxamed Xaaji ayaa maanta wuxuu hor-tegay B...
Warkii oo dhan »
Rag ku labisan Dharka Ciidamada Dowladda oo dhaawacay Taliye ku xigeenka Saldhigga Booliska Degmada Xamar Jajab
Arbaco, July 09, 2008(HOL): Rag ku labisan Dharka Ciidamada Dowladda Federaalka ayaa maanta waxay dhaawaceen Taliye ku xigeenka Saldhigga Boolis...
Warkii oo dhan »