Wararka Maanta

Dadweyne ka Cabanaya is-daba-marin lagu sameeyay Cunto loo qeybin lahaa Dadka soo barakacay oo mudaharaad ka sameeyay Magaalada Boosaaso

Dadweyne ka Cabanaya is-daba-marin lagu sameeyay Cunto loo qeybin lahaa Dadka soo barakacay oo mudaharaad ka sameeyay Magaalada Boosaaso

JUL 07, 2008

Isniin, July 07, 2008(HOL): Kumanaan ka Tirsan Shacab-weynaha soo barakacay ee ku nool xeryaha Qaxootiga Magaalada Bosaaso ayaa Maanta isugu soo baxay...

Warkii oo dhan »
Dagaal ka dhacay Degmada Wanla-Weyn

Dagaal ka dhacay Degmada Wanla-Weyn

JUL 07, 2008

Isniin, July 07, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Wanla-weyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in uu maanta halkaas dagaal ...

Warkii oo dhan »
Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha cambaareysay dilalka iyo Af-duubka loo geysanayo Dadka Samafalka u haya Shacabka Soomaaliyeed

Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha cambaareysay dilalka iyo Af-duubka loo geysanayo Dadka Samafalka u haya Shacabka Soomaaliyeed

JUL 07, 2008

Isniin, July 07, 2008(HOL): Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha ayaa waxay si kulul u cambaareysay kooxihii ka dambeeyay fal dil ah oo...

Warkii oo dhan »
Madaxii Xafiiska Hay’adda UNDP ee  Muqdisho oo la dilay

Madaxii Xafiiska Hay’adda UNDP ee Muqdisho oo la dilay

JUL 07, 2008

Isniin, July 07, 2008(HOL): Waxaa xalay lagu dilay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya madaxii Xafiiska Muqdisho ee Hay’adda Qaramada ...

Warkii oo dhan »
Maxaa ka jira in Ciidamada Itoobiyaanku qorsheynayaan in ay ka guuraan Xerada Jante-kuudisho?

Maxaa ka jira in Ciidamada Itoobiyaanku qorsheynayaan in ay ka guuraan Xerada Jante-kuudisho?

JUL 07, 2008

Isniin, July 07, 2008(HOL): Warar soo baxay ayaa sheegaya in Ciidamada Itoobiyaanka ee fariisinka ku leh Xerada Jante-kuudisho ee Magaalada Beledweyne...

Warkii oo dhan »
Kulan ay wada qaateen Golaha Odayaasha dhaqanka G/Hiiraan iyo Saraakiisha Itoobiya oo aan wax guul ah laga gaarin

Kulan ay wada qaateen Golaha Odayaasha dhaqanka G/Hiiraan iyo Saraakiisha Itoobiya oo aan wax guul ah laga gaarin

JUL 06, 2008

Axad, 6, July,  2008 (HOL)  Waxaa ugu dambeyntii guul daro ku soo dhamaaday kulan ay wada qaateen Golaha Odayaasha dhaqanka Gobalka Hiiraan ...

Warkii oo dhan »
Deeq-bixiyayaasha Caalamiga ah oo Somaliland u ogolaaday kharashka Diiwaangelinta Doorashooyinka

Deeq-bixiyayaasha Caalamiga ah oo Somaliland u ogolaaday kharashka Diiwaangelinta Doorashooyinka

JUL 06, 2008

Axad, 05 July (HOL): Wefti ka socda deeq-bixiyayaasha Caalamiga ee Somaliland ka taageeraya doorashooyinka soo socda oo shalay dalka yimid, ayaa kulan...

Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay in aaney Garoonka Muqdisho ka dhoofi karin, kana soo degi karin  qof aan Tallaal qabin

Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay in aaney Garoonka Muqdisho ka dhoofi karin, kana soo degi karin qof aan Tallaal qabin

JUL 06, 2008

Guddoomiye ku xigeenka G/Banaadir ee Dhinaca Arrimaha Bulshada- Maxamed Cusmaan Cali (Dhagax-tuur)Axad, July 06, 2008(HOL): Maamulka Gobolka Ban...

Warkii oo dhan »
Dagaal dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud

Dagaal dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud

JUL 06, 2008

Axad, July 06, 2008(HOL): Seddex Ruux ayaa geeriyootay Shan kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii uu saaka dagaal ka dhacay Degmada Cadaado ee G...

Warkii oo dhan »
Tacshiirad dhax martay Ciidamo ka tirsan Somaliland iyo Shacabka Gobolka Sanaag ee Maamulka Goboleedka Puntland

Tacshiirad dhax martay Ciidamo ka tirsan Somaliland iyo Shacabka Gobolka Sanaag ee Maamulka Goboleedka Puntland

JUL 06, 2008

Axad, July 06, 2008(HOL): Wararka ka imaanaya Deegaanka Buurta ee Gobolka Sanaaga ee Maamulka Puntland ayaa sheegaya in Maanta Rasaaas aad u xoog bada...

Warkii oo dhan »