Wararka Maanta
Ciidamo ka tirsan Somali land oo Maanta la wareegay Degmada Laas Qoray
Arbaco, July 09, 2008(HOL): Ciidamo ka tirsan Maamulka Somaliland ayaa Maanta la wareegay Gacan ku haynta Degmada laas Qoray ee Gobolka Sanaaga ...
Warkii oo dhan »
Afhayeenka Holwgallada Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in ay qabsadeen Hub iyo Gaadiid la doonayay in lagu soo qaado Ciidamo lagu soo tababaray gudaha Itoobiya
Arbaco, July 09, 2008 (HOL): Af-hayeenka Howlgallada Maxkamadaha Islaamka C/raxiin Ciise Caddow ayaa sheegay in ay shalay gelinkii dambe dagaal kula w...
Warkii oo dhan »
Khilaaf sii xoogeysanaya oo u dhaxeeya Odayaasha dhaqanka Gobalka Hiiraan, Xoogagga Maxkamadaha Islaamiga iyo Saraakiisha Itoobiya ee duleedka Beledweyne jooga
Arbaco, July 09, 2008 (HOL): Inkastoo la oran karo Xaaladda Magaalada Beledweyne ee xarunta u ah Gobalka Hiiraan xilligan waa mid degan, hadana ...
Warkii oo dhan »
Ururka Al-Shabaab oo sheegtay weerar madaafiic loo adeegsaday oo xalay lagu qaaday Shan Goobood oo Baydhabo ku yaala
ABUU MANSUUR: “Baydhabo waa dhufeyskii ugu dambeeyay ee ay ku jiraan Ciidamada cadawga, sidaas darteedna waxaan mujaahidiinta ugu baaqayaa in ay Bay...
Warkii oo dhan »
Magaalada Baydhabo oo xalay uu ka dhacay Weerar madaafiic loo adeegsaday
Talaado, July 08, 2008(HOL): Magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ka dhacay weerar madaafiic loo adeegsaday,...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo dhinacyada dagaalka kala soo horjeeda Dowladda Federaalka ugu baaqay in ay ku soo biiraan Heshiiskii Jibouti
Talaado, July 08, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa ugu baaqay dhinacyada dagaalka ...
Warkii oo dhan »
Isbaheysiga dib u xoreynta oo si kulul u cambaareeyey falkii dilka ahaa ee loogu geystay Muqdisho sarkaalkii u shaqeynayay hay'adda UNDP
Talaado, July 08, 2008(HOL): Iyadoo ay iska soo daba dhacayaan cambaareynta loo jeedinayo dilkii loogu geystay habeen hore ee magaalada Muqdisho sarka...
Warkii oo dhan »
RA’IISAL WASAARE NUUR CADDE: “Qaramada Midoobay iyo Beesha Caalamka waa in ay Taageero Dhaqaale ku bixiyaan sidii Soomaaliya loogu diri lahaa Ciidamo nabad-ilaaliyayaal ah oo bedela kuwa Itoobiya”
Isniin, July 07, 2008(HOL): Isagoo wariyayaal kula hadlayay magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya oo uu booqasho seddex maalmood ah ku joogo ayuu Ra...
Warkii oo dhan »
Mudaharaad dhimasho iyo dhaawac keenay oo ka dhacay Magaalada Hargeysa (Daawo Sawirrada Mudaharaadka)
Isniin, July 07, 2008(HOL): Inta la ogyahay 11 qof, ayaa ku dhaawacmay, 2 Qof oo kalena way ku dhinteen Mudaharaad ballaadhan oo maanta ka dhaca...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Federaalka oo ku dagaalamay Degmada Shibis
Isniin, July 07, 2008(HOL): Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay ku dagaallameen Degmada Shibis ee Gobolka Banaadir...
Warkii oo dhan »