Wararka Maanta
Dhinacyada is-khilaafsan ee Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo maanta isku soo hor-fariisanaya Dalka Yemen
Axad, July 06, 2008(HOL): Dhinacyada is-khilaafsan ee Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ayaa maanta waxay isku soo hor-fariisanayaan Magaalada San...
Warkii oo dhan »
Miino Xalay lagu qarxiyay Goob Ganacsi oo ku taala Magaalada Beledweyne
Axad, July 06, 2008(HOL): Abaare Saacaddu markey aheyd xalay 1:00 am waxaa mar kaliya laga wada maqlay Xaafadaha Magaalada Beledweyne Qarax aad u weyn...
Warkii oo dhan »
COL. CUMAR XAASHI: “Xabadda waa ay soconeysaa ilaa ay Ciidamada Itoobiya ka baxaan Dalka Soomaaliya”
Axad, July 06, 2008(HOL): Col. Cumar Xaashi Aadan oo ah Xoghayah Arrimaha Gudaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ayaa sheegay in uu sii socon do...
Warkii oo dhan »
Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Sh/Hoose oo sheegay in ay Ciidamo Mileteri ah Weerar ku qaadeen Ciidamo Boolis ah oo u joogay Deegaan Jaaq-biri-weyne
Axad, July 06, 2008(HOL): Guddoomiye ku xigeenka dhinaca ammaanka ee Gobolka Shabeelaha Hoose Maxamed Maxamuud Cilmi ayaa wuxuu sheegay in Ciidamo Boo...
Warkii oo dhan »
Magaalada Beledweyne oo dadku si weyn uga barakacayo kadib dhaq dhaqaaq Mileteri oo ay gudah magaalada ka bilaabeen Xoogagga Maxkamadaha Islaamiga
Sabti, July 05, 2008(HOL): Saacadihii ugu dambeeyay dadka ku dhaqan Magaalada Beledweyne waxaa ay ahaayeen kuwo ku jira xaalad jahwareer badan, kadib ...
Warkii oo dhan »
Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo isku raacay in aaney fasax gelin oo ay sii wadaan howlaha Baarlamaanka
Sabti, July 05, 2008(HOL): Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay xaruntooda KMG ah ee magaalada Baydhabo ayaa waxay gunaana...
Warkii oo dhan »
Madaxwayne Cadde Muuse oo Maanta la kulmay Wafdi ka socday Hay'adaha Qarmada Midoobay ee ka hawlgala Puntland
Sabti, July 05, 2008(HOL): Madaxwaynaha Dawlad Goboleedka Puntland Maxamuud Muuse Xirsi General Cade ayaa Maanta kulan xasaasi ah kula qaatay Jamaacad...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Booliska Saldhigga Degmada Shibis oo mid la qabtay, mid la dhaawacay iyo mid cararay ka dhigay Rag ku labisan Dharka Ciidamada Dowladda oo Dadka dhacayay
Sabti, July 05, 2008(HOL): Ciidamada Booliska Saldhigga Degmada Shibis ayaa maanta waxay gudaha degmadaas kula dagaalameen rag ku labisnaa dharka Ciid...
Warkii oo dhan »
Qarax khasaare gaystay oo xalay ka dhacay Gaalkacyo
Sabti, July 05, 2008(HOL): Ugu yaraan labo ruux ayaa ku dhintay Qarax aad u xoog badan oo xalay Saqdii dhexe ka dhacay Gudaha Magaalada Gaalkacyo ee X...
Warkii oo dhan »
Guddoomiye ku xigeenkii Degmada Yaaqshiid iyo inta badan Ilaaladiisii oo Qarax Miino lagu dilay
Sabti, July 05, 2008(HOL): Waxaa Qarax Miino ku geeriyooday Guddoomiye ku xigeenkii Degmada Yaaqshiid Xasan Cadde iyo inta badan ilaaladiisii oo ay ga...
Warkii oo dhan »