Wararka Maanta

Isimada Gobolka Bari oo cambaareeyay war saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Puntland

Isimada Gobolka Bari oo cambaareeyay war saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Puntland

JUL 03, 2008

Khamiis, July 03, 2008(HOL): Isimada Gobolka Bari ayaa sooo dhaweeyay baaq ay dhawaan soo saareen Isimada Puntland gaar ahaan kuwa gobolka Nugaal baaq...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiya oo soo gaaray Duleedka Janta-kuundisho kadib dagaal muddo kooban ay la galeen xoogagga Makamadaha

Ciidamada Itoobiya oo soo gaaray Duleedka Janta-kuundisho kadib dagaal muddo kooban ay la galeen xoogagga Makamadaha

JUL 03, 2008

Khamiis, July 03, 2008(HOL):  Ciidamadii Itoobiya ee labadii maalmood ee la soo dhaafay dagaalada kula jiray Xoogagga Maxkamadaha Islaamiga ee go...

Warkii oo dhan »
Madaxwaynaha Dawlad Goboleedka Puntland oo ka hadlay arrimaha Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool

Madaxwaynaha Dawlad Goboleedka Puntland oo ka hadlay arrimaha Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool

JUL 03, 2008

Khamiis, July 03, 2008(HOL): Madaxwaynaha Dawlad Goboleddka Puntland General Maxamuud Muuse Xirsi Cade oo shir jaraa,id ku qabtay xarunta Madaxtooyada...

Warkii oo dhan »
Safaaradda Soomaaliya ee Indonesia oo lagu qabtay Xaflad lagu maamuusayay Munaasabadda 1-da Luulyo

Safaaradda Soomaaliya ee Indonesia oo lagu qabtay Xaflad lagu maamuusayay Munaasabadda 1-da Luulyo

JUL 02, 2008

Arbaco, July 02, 2008 (HOL): Shalay oo ay taariikhdu ahayd 01da Luulyo 2008, ayaa waxaa xaflad heer sare ah lagu qabtay xarunta Safaaradda Jamhuuriyad...

Warkii oo dhan »
Ciidamadii Itoobiya ee soo gaaray Deegaanka Kala-beyr oo  u dhaqaaqay dhinaca Degmada Feer-feer

Ciidamadii Itoobiya ee soo gaaray Deegaanka Kala-beyr oo u dhaqaaqay dhinaca Degmada Feer-feer

JUL 02, 2008

Arbaco, July 02, 2008 (HOL): Sida ay ku waramayaan dadka ku dhaqan deegaanka Kalebeyr oo 25km dhinaca W/bari kaga beegan Magaalada Beledweyne galinkii...

Warkii oo dhan »
Dad ku dhaawacmay Dagaalkii Shalay Muqdisho ka dhacay oo la gaarsiiyay Isbitaalka Madiina

Dad ku dhaawacmay Dagaalkii Shalay Muqdisho ka dhacay oo la gaarsiiyay Isbitaalka Madiina

JUL 02, 2008

Arbaco, July 02, 2008 (HOL): Isbitaalka Madiina oo ka mid ah Isbitaallada la geeyo dadka ku dhaawacma Dagaallada ka dhaca magaalada Muqdisho ayaa waxa...

Warkii oo dhan »
Xaaalada Degmada Matabaan oo degan iyo Ciidamadii Itoobiya oo soo gaaray deegaanka Kala-beyr

Xaaalada Degmada Matabaan oo degan iyo Ciidamadii Itoobiya oo soo gaaray deegaanka Kala-beyr

JUL 02, 2008

Arbaco, 2, July, 2008 (HOL)  Waxaa maanta degan deegaanadii ay shalay  dagaalladu ku dhaxmareen Xoogagga Makamadaha Islaamiga iyo Ciidamada ...

Warkii oo dhan »
Magaalada Gaalkacyo oo lagu soo rogay bandaw aan la cayimin waqtiga uu ku egyahay

Magaalada Gaalkacyo oo lagu soo rogay bandaw aan la cayimin waqtiga uu ku egyahay

JUL 02, 2008

Arbaco, July 02, 2008 (HOL): Ciidamada Booliska  Magaalada Gaalkacyo ayaa xiliiga habeenkii waxaa lagu soo rogay bandaw aad u xoog badan ka dib f...

Warkii oo dhan »
Soomaalida ku dhaqan Magaalada Johannesburg oo u dabaal-degay Munaasabadda 1-da Luulyo

Soomaalida ku dhaqan Magaalada Johannesburg oo u dabaal-degay Munaasabadda 1-da Luulyo

JUL 02, 2008

Arbaco, July 02, 2008 (HOL):  Xaflad weyn oo ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyadda Soomaaalida ee  South Africa   (Somali Comminity Bo...

Warkii oo dhan »
Dagaal culus oo ka soconaya qeybo ka mid ah Degmada Hodan

Dagaal culus oo ka soconaya qeybo ka mid ah Degmada Hodan

JUL 01, 2008

Talaado, July 01, 2008(HOL): Dagaalkan oo la isugu adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa uu u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Federaalka, ku...

Warkii oo dhan »