Wararka Maanta

JEN. CADDE MUUSE: “Itoobiya nama xukunto, Wadankeena annaga ayaa xor u ah, waa jirtaa in ay Itoobiya dhinaca tababarrada naga caawiso balse..."

JEN. CADDE MUUSE: “Itoobiya nama xukunto, Wadankeena annaga ayaa xor u ah, waa jirtaa in ay Itoobiya dhinaca tababarrada naga caawiso balse..."

JUL 01, 2008

Talaado, July 01, 2008(HOL):  Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Jen. Maxamuud Muuse Xirsi (Jen. Cadde) oo maanta u waramayay Laanta Afka So...

Warkii oo dhan »
Shirweynihii Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo Jibouti ka furmay

Shirweynihii Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo Jibouti ka furmay

JUL 01, 2008

Talaado, July 01, 2008(HOL):  Magaalada Djibouti ee Dalka Jibouti ayaa waxaa saaka ka bilowday Shirweynihii labaad ee Isbaheysiga Dib u xoreynta ...

Warkii oo dhan »
Xoogagga Maxkamadaha Islaamiga iyo Ciidamo Itoobiyaan ah oo dagaal culus ku dhaxmaray daafaha Degmada Matabaan ee Gobalka Hiiraan

Xoogagga Maxkamadaha Islaamiga iyo Ciidamo Itoobiyaan ah oo dagaal culus ku dhaxmaray daafaha Degmada Matabaan ee Gobalka Hiiraan

JUL 01, 2008

Talaado, July 01, 2008(HOL):  Warar Xog-ogaal ah oo ka soo baxaya Degmada Matabaan ee Gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in Dagaal culus oo laysku wey...

Warkii oo dhan »
Munaasibado lagu xusayo 1-da Luulyo  oo maanta ka dhacay guud ahaan gobollada Puntland

Munaasibado lagu xusayo 1-da Luulyo oo maanta ka dhacay guud ahaan gobollada Puntland

JUL 01, 2008

Talaado, July 01, 2008(HOL): Waxaa Maanta ka soconaya Gudaha magaalada Bosaaso munaasabado loogu dabaal dagayo xuska 48 sano guuradii ka soo wareegata...

Warkii oo dhan »
Muqdisho oo xalay meel kaliya looga dabaal-degay Munaasabadda 1-da Luulyo

Muqdisho oo xalay meel kaliya looga dabaal-degay Munaasabadda 1-da Luulyo

JUL 01, 2008

Talaado, July 01, 2008(HOL): Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa xalay waxaa lagu qabtay munaasabad lagu maamuusayay 1-da Luulyo oo...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Yuusuf: “Shacabka Soomaaliyeed intey dib u eegaan Halgankii Xornimada loo soo galay waa in ay Taageeraan Nabadda iyo Dib u heshiisiinta socota”

Madaxweyne Yuusuf: “Shacabka Soomaaliyeed intey dib u eegaan Halgankii Xornimada loo soo galay waa in ay Taageeraan Nabadda iyo Dib u heshiisiinta socota”

JUL 01, 2008

Talaado, July 01, 2008(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo isagoo ku sugan Magaalada Sharm Al-Sheekh u waramaya...

Warkii oo dhan »
Wararkii u dambeeyay ee Shaqaaqo dhimasho iyo dhaawac keentay oo ka dhacday Berbera

Wararkii u dambeeyay ee Shaqaaqo dhimasho iyo dhaawac keentay oo ka dhacday Berbera

JUL 01, 2008

Talaado, July 01, 2008(HOL): Wiil dhalin-yaro ah ayaa geeriyooday ka dib markii shaqaaqo ka aloosantay rasaasina ka dhacday dhismaha Hotel-ka Ambassad...

Warkii oo dhan »
Ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee beryahan ku sugnaa Degmada Guriceel oo halkaas isaga soo dhaqaaqay

Ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee beryahan ku sugnaa Degmada Guriceel oo halkaas isaga soo dhaqaaqay

JUL 01, 2008

Talaado, July 01, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in Ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee b...

Warkii oo dhan »
Caawa 12-ka Saqda dhexe oo ku beegan sanadguuradii 48aad ee ka soo wareegatay markii ay Soomaaliya xornimada buuxda ka qaadatay gumeystayaashii heystay

Caawa 12-ka Saqda dhexe oo ku beegan sanadguuradii 48aad ee ka soo wareegatay markii ay Soomaaliya xornimada buuxda ka qaadatay gumeystayaashii heystay

JUN 30, 2008

Axad, June 29, 2008(HOL): Caawa 12-ka habeennimo oo ay bilaneyso bisha Luulyo ayaa waxaa ku beegan 48 guuradii ka soo wareegatay markii ay Soomaaliya ...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo Afar Ruux ku dilay Degmada Guriceel

Ciidamo Itoobiyaan ah oo Afar Ruux ku dilay Degmada Guriceel

JUN 30, 2008

Axad, June 29, 2008(HOL): Ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee beryahan ku sugnaa degmada Guriceel ayaa waxay maanta toogteen afar rag ah, kuwaasi oo ay qa...

Warkii oo dhan »