Wararka Maanta

Xiriirka Soomaaliyeed ee Ciyaaraha Fudud oo bilaabay Tartanka Horyaalka 25aad ee Ciyaaraha Fudud

Xiriirka Soomaaliyeed ee Ciyaaraha Fudud oo bilaabay Tartanka Horyaalka 25aad ee Ciyaaraha Fudud

JUN 30, 2008

Isniin,  June 30, 2008(HOL):  Xiriirka Soomaaliyeed ee Ciyaaradaha Fudud ayaa wuxuu si rasmi ah u bilaabay Tartanka Horyaalka 25aad ee Ciyaa...

Warkii oo dhan »
Wasiirkii ugu horeeyay oo ka soo horjeestay Digreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne C/llaahi Yuusuf

Wasiirkii ugu horeeyay oo ka soo horjeestay Digreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne C/llaahi Yuusuf

JUN 30, 2008

Isniin,  June 30, 2008(HOL): Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Muuse Nuur Amiin ayaa wuxuu ka soo horjeestay D...

Warkii oo dhan »
Dagaal khasaare geystay oo xalay ka dhacay Degmada Guriceel

Dagaal khasaare geystay oo xalay ka dhacay Degmada Guriceel

JUN 30, 2008

Isniin,  June 30, 2008(HOL): Degmada Guriceel eeGobolka Galgaduud ayaa xalay waxaa ka dhacay dagaal xooggan oo dhexmaray Ciidamo Itoobiyaan ah oo...

Warkii oo dhan »
Gaari ay saarnaayeen Dad Safar ah oo ku qalibmay Deegaanka Haabaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe

Gaari ay saarnaayeen Dad Safar ah oo ku qalibmay Deegaanka Haabaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe

JUN 30, 2008

Isniin,  June 30, 2008(HOL): Gaari BG ah oo ay saarnaayeen Dad Safar ah ayaa wuxuu xalay ku qalibmay Deegaanka Haabaay ee Gobolka Shabeelaha Dhex...

Warkii oo dhan »
Wasaarada Arimaha Gudaha Puntland oo soo saartay degreeto ay ku codsanayso in Godoomiye cusub loo magacaabo degmada Xaafuun ee Maamulka Puntland

Wasaarada Arimaha Gudaha Puntland oo soo saartay degreeto ay ku codsanayso in Godoomiye cusub loo magacaabo degmada Xaafuun ee Maamulka Puntland

JUN 30, 2008

Isniin,  June 30, 2008(HOL):  Wasaarada Arimaha gudaha dawlada Goboleedka puntland ayaa ku talisay in Godoomiye Cusub loo Magacaabo degmada ...

Warkii oo dhan »
Dagaal habeenkii labaad caawa ka dhacay Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud

Dagaal habeenkii labaad caawa ka dhacay Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud

JUN 29, 2008

Axad, June 29, 2008 (HOL): Dagaalkan oo u dhaxeeya Ciidamo Itoobiyaan ah oo shalay gaaray Degmada Guriceel iyo kooxo hubeysan oo ka soo horjeeda ayaa ...

Warkii oo dhan »
Gaari ay saarnaayeen Dad rayid ah oo ay Miino kula qaraxday Magaalada Muqdisho

Gaari ay saarnaayeen Dad rayid ah oo ay Miino kula qaraxday Magaalada Muqdisho

JUN 29, 2008

Axad, June 29, 2008 (HOL):  Gaari Mark II ah oo ay la socdeen seddex qofood oo rayid ah ayaa waxay maanta miino kula qaraxday nawaaxiga Dugsigii ...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Degmooyin cusub u magacawday Gobollada Galgaduud iyo Mudug

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Degmooyin cusub u magacawday Gobollada Galgaduud iyo Mudug

JUN 29, 2008

Axad, June 29, 2008 (HOL):  Wareegtoo uu soo saaray Madaxweynaha Dowladda Fedeaalka Soomaaliya ayaa waxaa maanta lagu magacaabay ilaa lix degmo o...

Warkii oo dhan »
Mudaharaad looga soo horjeedo sicir bararka oo maanta ka dhacay qaybo ka mid ah Magaalada Bosaaso

Mudaharaad looga soo horjeedo sicir bararka oo maanta ka dhacay qaybo ka mid ah Magaalada Bosaaso

JUN 29, 2008

Axad, June 29, 2008 (HOL): Waxaa Maanta isugu soo baxay Wadooyinka waa wayn ee Magaalad Bosaaso ee xarutna Ganacsi ee puntland dad Mudahraadayaal ah k...

Warkii oo dhan »
Col. Cumar Xaanshi Aadan oo maata kula shiray Magaalada Beledweyne Golaha Odayaasha dhaqanka Gobalka Hiiraan.

Col. Cumar Xaanshi Aadan oo maata kula shiray Magaalada Beledweyne Golaha Odayaasha dhaqanka Gobalka Hiiraan.

JUN 29, 2008

Axad, Juun 29, 2008 Col. Cumar Xaashi AdanBeled Weyne  (HOL)-  Col. Cumar Xaanshi Aadan oo goor dhaw soo gaaray Magaalada Beledweyne a...

Warkii oo dhan »