Wararka Maanta
Dagaal waqti kooban socday oo ka dhacay qeybo ka mid ah Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho
Sabti, June 28, 2008(HOL): Dagaal waqti kooban socday oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa maanta wuxuu ka dhacay Xaafado ka tirsa...
Warkii oo dhan »
Weerar lagu qaaday mid ka mid ah Taliye ku xigeennada Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo dhimasho iyo dhaawac sababay
Sabti, June 28, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa saaka subaxnimadii waxay weerar ku qaadeen Gaadiid galbinayay mid ka mid ah Taliye ku xigeennada ...
Warkii oo dhan »
Ciidamadii Itoobiya ee fariisinka ku lahaa Xerada Janta-Kuundisho ee duleedka Magaalada Beledweyne oo halkaas isaga guuray iyagoo u jiheystay dhinaca Gobolka Galgaduud
Sabti, 28, Jun, 2008 (HOL) Ciidamo Itoobiyaan ah oo maalmihii aynu soo dhaafnay fariisin ku lahaa Xerada Jante-kuundisho ee duleedka Magaalada B...
Warkii oo dhan »
Labo Ruux oo ku dhaawacantay weerar xalay lagu qaaday Ciidamo ka tirsan Booliska magaalada Bosaaso
Sabti, June 28, 2008(HOL): Nin dablay ah ayaa xalay rasaas ooda kaga qaaday ciidamo ka tirsan Booliska magaalada Boosaaso xili ay marayaaan aga gaarka...
Warkii oo dhan »
Xoogagga Maxkamadaha Islaamiga oo la wareegay gacan ku heyta Magaalada Beledweyne
Sabti, 28 Jun 2008 (HOL) Xoogag ka tirsan Maxkamadaha Islaamiga ayaa la wareegay gacan ku heynta Magaalada Beledweyne ee xarunta u gobalka...
Warkii oo dhan »
Dadweynaha Hargeysa oo ku hungoobay Beerta Xorriyadda iyo Xafladda 26 June oo qaar ka mid ah Fannaaniintii Riwaayadda ka dhigayay ka dareereen oo oo lagu qabtay Madaxtooyada Somaliland
Jimco, June 27, 2008(HOL): Inkasta oo Munaasibadda 26-ka June oo ku beegnayd 48 guuradii ka soo wareegtay maalintii u horaysay ee ay Somaliland Xorriy...
Warkii oo dhan »
Jibouti oo u dabaal-degtay Sanadguuradii 31-aad ee ka soo wareegatay markii ay xornimada ka qaadatay Faransiiska
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo Soomaalida ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan sidii ay nabad iyo dib u dhis ku gaari lahaayeen Madaxweynaha Jam...
Warkii oo dhan »
Dhinacyada Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo laga dhex wado waan waan lagu heshiisiinayo
Jimco, June 27, 2008(HOL): Warar aynu ka helnay ilo lagu kalsoonaan karo oo ku dhow dhow Mas’uuliyiin ka tirsan Isbaheysiga Dib u xoreynta Soo...
Warkii oo dhan »
Madaxwayne Cadde Muuse oo shacabka Jubuuti ugu hambalyeey munaasabadda 27-ka June oo ah maalintii ay Jabuuti xornimada qaadatay
Jimco, June 27, 2008(HOL): Madaxwayanah Dowlad goboleedka Puntland Jen. Maxamuud Muuse Xirsi Cade Muuse ayaa dhambaal hambalyo ah waxa uu u diray ...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Degmada Huriwaa oo laga soo daayay Xabsi uu ugu jiray Ciidamada Itoobiya
Jimco, June 27, 2008(HOL): Waxaa la sii daayay oo xornimadiisa dib u helay Guddoomiyaha Degmada Huriwaa Cumar Axmed Cabdulle (Cumar Jacfaan), kaasi oo...
Warkii oo dhan »