Wararka Maanta
Hay’adda Qarmada Midoobay u qaabilsan Cuntada oo shaki galisay gar gaarkii Somalia ay ugu tala gashay kadib afduubyo kala duwan oo ka dhacay badaha dalka Somalia
Jimco, June 27, 2008(HOL): Hay’adda Qarmada midoobay u qaabilsan Cuna siinta aduunka ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano W.F.P ayaa ...
Warkii oo dhan »
Doon Kalluumeysi oo ku qalibantay Degmada Warshiikh
Jimco, June 27, 2008(HOL): Hal Ruux ayaa geeriyooday labo ruux oo kalena si dirqi ah ayay ku badbaadeen kadib markii Doon ay saarnaayeen oo nooca kall...
Warkii oo dhan »
Xaaladdaa Caafimaadka Wiil yar oo Ajnabi ah oo ay Kooxo Burcad Badeed ah Af-duub ku heystaan oo laga deyrinayo
Jimco, June 27, 2008(HOL): Waxaa laga soo dayrinayaa xaalada caafimaadka wiil yar oo ka mid ahaa 5 ruux oo kooxo burcad badeed ah ay afduub ugu haysta...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo lagu dilay Saldhigga Booliska Degmada Dayniile
Khamiis, June 26, 2008(HOL): ilaa 9 Askari oo ka tirsan Ciidamada Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa lagu gowracay Saldhi...
Warkii oo dhan »
Dagaal xooggan oo galabta ka dhacay Magaalada Muqdisho
Khamiis, June 26, 2008(HOL): Dagaalkan oo dhexmaray Ciidamada Dowladda Federaalka, kuwa Itoobiya iyo kuwa Amisom oo isku dhinac ah iyo kooxo hub...
Warkii oo dhan »
Burcad Badeed Soomaali ah oo Dad Ajaaniib ah heystay oo dalbaday Lacag Madax furasho ah
Khamiis, June 26, 2008(HOL): Kooxo Burcad Badeed Soomaali ah oo beryahan ay u qafaalnaayeen Dad Ajaaniib ah oo ka soo qabsadeen Xeebaha Soomaaliya aya...
Warkii oo dhan »
Saraakiil tababar ka waday Xerada Mannaas oo meydkooda laga helay duleedka Xeradaas
Khamiis, June 26, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in saaka duleedka Xerada Ma...
Warkii oo dhan »
Wariye C/qaadir Nuunow oo Xabsi uu ku xirnaa laga sii daayay
Khamiis, June 26, 2008(HOL): Wariye C/qaadir Maxamed Nuunow oo ay xabsiga dhigeen Ciidamada Booliska Puntland ayaa xoriyaddiisii dib u helay kad...
Warkii oo dhan »
Bam lagu weeraray maalintii labaad Ciidamada Itoobiya ee jooga Magaalada Beledweyne
Khamiis, June 26, 2008(HOL): Maalintii labaad ayaa Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku sii jeeday Xerada Jate-kuudisho ee Magaalada Beledweyne waxaa lagu weer...
Warkii oo dhan »
Wasiiru Dowlaha Amniga Puntlad oo sheegay in weerar lagu qaadi Kooxo Burcad Badeed ah oo afduub u haysta Markab laga leeyahay Dalka Jarmalka
Khamiis, June 26, 2008(HOL): Wasiiru dawlaha Amniga dawlada goboleedka Puntland Jaamac Xirsi Faarax ayaa sheegay in weerar aad u culus lagu qaad...
Warkii oo dhan »