Wararka Maanta

Dad Soomaali ah oo siyaabo kale duwan ugu dhintay gobolaka Tennessee ee dalka mareykanka.

Dad Soomaali ah oo siyaabo kale duwan ugu dhintay gobolaka Tennessee ee dalka mareykanka.

JUN 25, 2008

Magaalada Nashville ee Gobolka TennesseeArboco, June 25, 2008 (HOL) - Mudo shan maalmood gudahood ah ayaa afar qof oo soomaali ah siyaabo kale ...

Warkii oo dhan »
Ciidamo ka socda Nigeria oo Muqdisho la geynayo

Ciidamo ka socda Nigeria oo Muqdisho la geynayo

JUN 25, 2008

Arbaco, June 25, 2008(HOL): Afhayeenka Ciidamada Amisom ee ku sugan magaalada Muqdisho Major Barigye Ba-hoku ayaa wuxuu sheegay in ay ku soo biiri doo...

Warkii oo dhan »
Weerar Culus oo xalay Kooxo hubeysan ku qaadeen guri uu ka degan yahay Magaalada Beledweyne mid ka mid ah Ganacsatada Qaadka

Weerar Culus oo xalay Kooxo hubeysan ku qaadeen guri uu ka degan yahay Magaalada Beledweyne mid ka mid ah Ganacsatada Qaadka

JUN 25, 2008

Arbaco, June 25, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa xalay weerar culus ku qaaday Guriga ganacsade Ibraahim Cabdi Dhaay oo ka mid ah Milkiilayaasha shirkad...

Warkii oo dhan »
Dhaqdhaqaaqii Ganacsi ee Degmada Dharkeenley oo hakad la geliyay

Dhaqdhaqaaqii Ganacsi ee Degmada Dharkeenley oo hakad la geliyay

JUN 25, 2008

Arbaco, June 25, 2008(HOL): Waxaa gebi ahaanba hakad la geliyay dhaqdhaqaaqa ganacsi ee Degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir, waxayna xayiraadda ga...

Warkii oo dhan »
Tartanka Horyaalkii Kubadda Kolayga Jen. Daa'uud oo la soo gebageeyay

Tartanka Horyaalkii Kubadda Kolayga Jen. Daa'uud oo la soo gebageeyay

JUN 24, 2008

Talaado, June 24, 2008(HOL: Waxaa la soo gebagebeeyay Tartankii Horyaalka Kubadda Kolyaga Jen. Daa'uud Cabdulle Xirsi oo ay ku tartameen Kooxo Kubadda...

Warkii oo dhan »
Milkilaha Kooxda K/Cagta Dekedaha oo ka soo horjeestay Doorasho Guddoomiyenimada Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta loogu doortay Faarax Sendiko

Milkilaha Kooxda K/Cagta Dekedaha oo ka soo horjeestay Doorasho Guddoomiyenimada Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta loogu doortay Faarax Sendiko

JUN 24, 2008

Talaado, June 24, 2008(HOL: Milkilaha Kooxda Kubadda Cagta Dekedaha Cabdi Jiinow Calasow oo maanta shir jaraa'id ku qabtay Xafiiskiisa ku dhex yaala D...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Degmada Baydhabo oo Dowladda Federaalka ka codsaday in ay Ciidamo dheeraad ah u dirto Degmadaas

Guddoomiyaha Degmada Baydhabo oo Dowladda Federaalka ka codsaday in ay Ciidamo dheeraad ah u dirto Degmadaas

JUN 24, 2008

Talaado, June 24, 2008(HOL: Guddoomiyaha Degmada Baydhabo Xasan Macallin Axmed Biicole ayaa ka codsaday Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay Ciidamo d...

Warkii oo dhan »
Xoogag ka amar qaata Dhaqdhaqaaq oo gaaray Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo

Xoogag ka amar qaata Dhaqdhaqaaq oo gaaray Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo

JUN 24, 2008

Talaado, June 24, 2008(HOL: Xoogag ka amar qaata Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ayaa waxay gaareen Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, iyadoo Hoggaamiyayaash...

Warkii oo dhan »
Sidee loo arkay hubkii dhawaan Ciidamada Itoobiya dib ugu wareejiyeen Maamulkii hore ee Gobalka Hiiraan?

Sidee loo arkay hubkii dhawaan Ciidamada Itoobiya dib ugu wareejiyeen Maamulkii hore ee Gobalka Hiiraan?

JUN 24, 2008

Talaado, 24, Jun, 2008 (HOL)   Saraakiisha Ciidamada Itoobiya ee jooga Xerada Jante-kuundisho ee duleedka Magaalada Beledweyne ayaa dhawaan ...

Warkii oo dhan »
Askarta Ilaalada Madaxtooyada Somaliland oo si axmaqnimo ah u garaacay Weriye

Askarta Ilaalada Madaxtooyada Somaliland oo si axmaqnimo ah u garaacay Weriye

JUN 23, 2008

Isniin, 23 June 2008 (HOL): Qaar ka tirsan Askarta Ilaalada Madaxtooyada Somaliland ayaa shalay duhurkii siday u garaacayeen dhulka ugu tuuray Wariye ...

Warkii oo dhan »