Wararka Maanta
Madaxii Hay’adda CRD ee Gobollada Dhexe oo lagu dilay Magaalada Beledweyne
Axad, 22, Jun, 2008 (HOL) Kooxo hubeysan ayaa goor dhaw meel aan ka fogeyn gurigiisa ku dilay Madaxii Xarunta Cilmi Baarista iyo wada tashiga CR...
Warkii oo dhan »
RA’IISAL WASAARE NUUR CADDE: “Haddii ay suurtagal noqoto in Nabadda laga shaqeeyo oo dagaallada is-taagaan Ciidamada Itoobiya waa baxayaan xitaa haddii aysan Ciidamada UN-ka soo dhameystirmin”
Axad, June 22, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Mag...
Warkii oo dhan »
Mas’uuliyiinta sare ee Isbaheysiga Dib u xoreynta oo Nairobi kula kulmay Dad ka socday Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kenya
SHIIKH SHARIIF SHIIKH AXMED: “Waxa la xalinayo waa 8 Milyan oo Soomaali ah Mushkiladdooda, marka waxaan go’aansannay in aan xalkaas wax ka raadinn...
Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo ku dilay Xaafada howl-wadaag ee Magaalada Beledweyne Sarkaal ka tirsanaa Ciidamadii hore ee Soomaaliya
Axed, 22, Jun, 2008 (HOL): Kooxo hubeysan ayaa goor dhaw ku toogtay Xaafada howl-wadaag ee Magaalada Beledweyne Sarkaal magaciisa lagu sheegay X...
Warkii oo dhan »
Dab baabi’iyay Goobo Ganacsi oo ku yaala Suuqa Ceelasha Biyaha ee Gobolka Shabeelaha Hoose
Axad, June 22, 2008(HOL): Dab ka kacay Suuq ku yaala Deegaanka Ceelasha Biyaha ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa wuxuu baabi’iyay Bakhaarro, Dukuumo ...
Warkii oo dhan »
Madaxa Xafiiska Hay’adda UNHCR Muqdisho oo xalay laga af-duubtay Deegaanka Ceelasha Biyaha
Axad, June 22, 2008(HOL): Waxaa xalay gurigiisa oo ku yaala Deegaanka Ceelasha Biyaha ee Gobolka Shabeelaha Hoose laga af-duubtay Madaxii Hay’adda U...
Warkii oo dhan »
Bambo Gacmeed lagu weeraray Shineemo Afrika oo geystay Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac ah
Axad, June 22, 2008(HOL): Labo ruux ayaa ku geeriyootay Shan Ruux oo kalena dhaawacyo kala duwan ayaa soo gaaray kadib markii xalay Bambo Gacmeed lagu...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo xalay soo gaaray Xerada Janta-Kuundisho oo dhawaan ay isaga baxeen inta badan Ciidamadii joogay
Axad, 22, Jun, (HOL) Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku hubeysan gadiidka Dagaalka ayaa saakay lagu arkayay iyaga oo fariisin ka dhiganaya Xerada Jante...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Gobolka Buuhoodle oo ka hadlay shaqaaqo dhawaan ka dhacay deegaano ka mid ah Gobolkaa
Axad, June 22, 2008(HOL): Guddoomiyaha Gobolka dhawaan la magacaabay ee Buuhoodle Ismaaciil Maxamed Jaamac ayaa sheegay in ay xaaladda guud ee Gobolku...
Warkii oo dhan »
Dood Cilmiyeed ku saabsan dhowrista Xuquuqda Caruurta oo Muqdisho lagu qabtay
Axad, June 22, 2008(HOL): Hotelka Jidda ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay Dood Cilmiyeed ku saabsan dhowrista Xuquuqda Caruurta, kaasi oo a...
Warkii oo dhan »