Wararka Maanta
Dhalinyarada Gobolka Awdal Geeridii Saaxiibadood kadib miyay ku fekarayaan Tahriib!?
Axad, June 22, 2008(HOL): Dhalin-yarada Gobolka Awdal gaar ahaan magaalada Boorama ayuu soo food-saartay walaac, islamarkaana ay murugo saamaysa...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ugu baaqay Mudanayaal ka maqan Fadhiyada Baarlamaanka in ay muddo lix maalmood ah Baydhabo ku tagaan
Sabti, June 21, 2008(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe) oo maanta Mudanayaasha Baarlamaanka k...
Warkii oo dhan »
Askari horey uga trisanaan jiray Ciidamada Itoobiya laakiin hadda la shaqeynayay Maamulka G/Hiiraan oo goor dhaw lagu dilay bartamaha magaalada Beledweyne
Sabti, 21, Jun, 2008 (HOL) Nin ku hubeysan Bastoolad ayaa goor dhaw ku toog tahay meel Biinito ah bartamaha Magaalada Beledweyne Askari magaciisa lagu...
Warkii oo dhan »
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo xalay ku geeriyooday Magaalada Burtinle
Sabti, June 21, 2008(HOL): Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo lagu magacaabo Maxamed Cali Shiriye ayaa xalay wuxuu geeriyooday...
Warkii oo dhan »
Bukaanno uu soo ritay Xanuunka Shuban-biyoodka oo ku dan-dareysan Isbitaalka Banaadir ee Magaalada Muqdisho
Sabti, June 21, 2008(HOL): Bukaanno uu soo ritay Xanuunka Shuban Biyoodka ayaa waxay ku dan-dareysan yihiin Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Ba...
Warkii oo dhan »
Shiikh Yuusuf Indha Cadde oo sheegay in uusan khuseynin heshiiskii ay Jibouti ku gaareen Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta
Jimco, June 20, 2008(HOL): Xoghayaha Gaashaandhigga Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Shiikh Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde ayaa sheegay in uun...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo lagu weeraray inta u dhaxeysa Deegaannada Garasyaani iyo Halgan ee Gobolka Hiiraan
Jimco, June 20, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo saaka ka tegay Magaalada Beledweyne, isla markaana ku sii jeeday dhinaca Degmada Buulo-Burte ayaa&...
Warkii oo dhan »
Saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo uu tababar uga socdo Dalka Uganda
Jimco, June 20, 2008(HOL): Ku dhawaad boqol Sarkaal oo laga xulay Saldhigyada Booliska Soomaaliyeed ayaa wuxuu tababar muddo bil ah socon doona uga bi...
Warkii oo dhan »
Magaalada Muqdisho dhexdeeda oo Qiimaha lagu raaco Gaadiidka BL-ka uu gaaray Toban Kun Shillin Soomaali ah
Jimco, June 20, 2008(HOL): Qaar ka mid ah Gaadiidka BL-ka ee isaga kala goosha gudaha Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa qiimaha l...
Warkii oo dhan »
Shirkadda Isgaarsiinta Golis oo adeeg muhiim ah ku soo kordhisay adeegyadii ay Shacabka u heysay
Jimco, June 20, 2008(HOL): Shirkan jaraa’id oo ay qabteen Masuuliyiinta ugu sareysa Shirkada Isgaarsiinta Ee Golis ayeey ku faah faahiyeen adeegyo h...
Warkii oo dhan »