Wararka Maanta
Dagaal dhaxmaray Police iyo Burcad South African ah oo ka dhacay Xaafadda Soomaalidu u badan tahay ee Mayfair
Isniin, June 23, 2008(HOL): Saakay Aroornimadii ayaa lagu waabaristey Dagaal Culus oo u dhaxeeya Ciidamada Booliska Dalkan South Africa iyo Koox Tuugo...
Warkii oo dhan »
Digreeto uu soo saaray ku-simaha Madaxweynaha Somaliland
Isniin, 23 June 2008 (HOL): Ku-simaha Madaxweynaha Somalilnad ,ahna Madaxweyne ku xigeenka Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa maanta soo saaray Digreet...
Warkii oo dhan »
Madaafiic lagu weeraray Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
Isniin, June 23, 2008(HOL): Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa lagu weeraray Madaafiic Hoobiyayaal ah, kuwaasi o...
Warkii oo dhan »
Hoggaamiye sare oo Ururka Al-Qaacidda ka tirsan oo ugu baaqay Xoogagga dagaalka kala soo horjeeda Dowladda Federaalka iyo Ciidamada Itoobiya in ay dagaalka sii wadaan
Isniin, June 23, 2008(HOL): Hoggaamiye sare oo ka tirsan Ururka Al-Qaacidda ayaa ugu baaqay Xoogagga Dagaalka kala soo horjeeda CIidamada Dowladda Fed...
Warkii oo dhan »
Hay'adda UNHCR oo dalbatay in la sii daayo Sarkaalka u shaqeynayay oo habeen hore la af-duubtay
Isniin, June 23, 2008(HOL): Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee Marka magaceeda la soo gaabiyo loogu yeero UNHCR ayaa waxay dalbatay i...
Warkii oo dhan »
Nin Fallaaro ku hubeysay oo xalay Nin Rayid ah ku dilay Magaalada Marka
Isniin, June 23, 2008(HOL): Xaafadda Buulo-Jaan ee ku taala Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa habeenki xalay ahaa waxaa ka dhacay dil a...
Warkii oo dhan »
Bambo gacmeed lagu tuuray Shineemo ku taala Magaalada Baydhabo oo dhimasho iyo dhaawac sababtay
Isniin, June 23, 2008(HOL): Hal Ruux ayaa geeriyooday Afar kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii Shineemo ay ku jireen oo ku taala Magaalada Mar...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne Rayaale oo safar kedis ah ugu kicitimay Jabuuti
Isniin, 23 June 2008 (HOL): Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa maanta socdaal aan hore loo sii shaacin ugu kicitimay Dalka Jabuuti.Si...
Warkii oo dhan »
Canbaareyn loo jeediyay kooxihii ka danbeeyay dilkii Magaalada Beledweyne loogu geystay Madaxii Xarunta Cilmi Baarista iyo wada tashiga CRD ee Gobalada dhexe.
Isniin, June 23, 2008(HOL): Qoraal ah oo ay si weda jir ah ay u soo saareen Hay'addaha u dooda Xuquuqda Aadanaha iyo kuwa ka shaqeeya Samafalka ayaa s...
Warkii oo dhan »
Ardayda Jaamacadda Hargeysa oo is-hortaagay Xuska Maalinta Muusigga Adduunka ee Somaliland
Isniin, 23 June 2008 (HOL): Ardayda Jaamacada Hargeysa ayaa is-hortaagay Munaasibad la doonayay in lagu xuso Maalinta Muusigga Adduunka oo loo qoondee...
Warkii oo dhan »