Wararka Maanta
Dagaal xalay ka dhacay Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud
Axad, June 29, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in xalay uu halkaas ka dhacay dagaal so...
Warkii oo dhan »
Dhinacyada is-khilaafsan ee Isbaheysiga Dib u xoreynta oo ku kulmaya Dalka Yemen
Axad, June 29, 2008(HOL): Indhawaalaba waxaa socday dadaallo la doonayo in lagu xalilo khilaafka soo kala dhexgalay Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaal...
Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo xalay weerar ku qaaday Laanta Horseed ee Degmada Yaaqshiid oo fariisin u ah Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka
Axad, June 29, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa xalay waxay weerar ku qaadeen Laanta Horseed ee Degmada Yaaqshiid, halkaasi oo fariisin u ah Ciidamo ka ...
Warkii oo dhan »
Magaalada Beledweyne oo xalay amnaankeeda ay sugayeen Xoogagga Maxkamadaha Islaamiga
Axad, June 29, 2008(HOL): Magaalada Beledweyne ayaa saakay ku waabariisatay xilli habeenimadii xalay Ammaankeeda ay sugayeen Xoogagga ka tirsan Maxkam...
Warkii oo dhan »
Dilka iyo dhaca lagu hayo Soomaalida ku nool Koonfurta Afrika oo sii soconaya
Axad, June 29, 2008(HOL): Burcada South African ah ayaa Dil iyo Dhac ku haya Ganacsatada Soomaaliyeed iyagoo maanta ku dilay Marxuum lagu Magacaabi ji...
Warkii oo dhan »
Xiisad Colaadeed oo u dhaxaysay laba beelood oo wada Deegaanka Buuhoodle oo lagu guulaystay in la xaliyo
Axad, June 29, 2008(HOL): Odayaasha Dhaqanka Deegaanka Buuhoodle ee gobolka Cayn ayaa ku guulaystay in ay damiyaan xiisad colaadeed oo ka dhaxaysay la...
Warkii oo dhan »
Wararkii ugu danbeeyay ee xaaladda Magaalada Beledweyne oo ay maanta la wareegeen Xoogagga Maxkamadaha Islaamka
Sabti, 28, Jun, 2008 (HOL) Magaalada Beledweyne ee Xarunta u ah Gobalka Hiiraan saacadihii aynu soo dhaafnay waxaa ay ahayd mid ka duwan wajigii...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo Spain ku sii jeeda
Sabti, June 28, 2008(HOL): Warar aynu ka helnay ilo lagu kalsoonaan karo oo ku dhow dhow Xafiiska Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde ayaa waxay sheegayaan ...
Warkii oo dhan »
Kulan caalami ah oo maanta ay wada qaateen hay’adaha UN-ka iyo maamulka Puntland oo ka dhacay Gorowe
Sabti, 28, Jun, 2008 (HOL): Waxaa maanta xarunta madaxtooyada Magaalada Garowe lagu qabtay kulan caalami ah kaasi oo u dhaxeeyay Maamulka Dawlad gobol...
Warkii oo dhan »
7 Ruux oo uu ku jiro Guddoomiyaha Degmada Xudur oo la dhaawacay
Sabti, June 28, 2008(HOL): 7 Ruux oo uu ku jiro Guddoomiyaha Degmada Xudur Maxamed Macallin Axmed ayaa dhaawacmay kadib markii uu gudaha Degmadaas dag...
Warkii oo dhan »