Wararka Maanta

Qarax xalay ka dhacay Magaalada Baydhabo

Qarax xalay ka dhacay Magaalada Baydhabo

JUL 05, 2008

Sabti, July 05, 2008(HOL): Magaalada Baydhabo ee xarunta u ah gobolka Bay ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ka dhacay qarax geystay dhaawaca afar ruux o...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah iyo Xoogagga Maxkmadaha Islaamka oo saaka ku dagaalamay Deegaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan

Ciidamo Itoobiyaan ah iyo Xoogagga Maxkmadaha Islaamka oo saaka ku dagaalamay Deegaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan

JUL 05, 2008

Sabti, July 05, 2008(HOL): Xoogagga Makamadaha Islaamiga ayaa saakay waxaa ay weerar u qaadeen kolonyo Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku sii jeeday dhinaca ...

Warkii oo dhan »
Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta Shir ku yeelanaya Magaalada Baydhabo kadib muddo bil ka badan oo aysan wax kulamo ah yeelan

Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta Shir ku yeelanaya Magaalada Baydhabo kadib muddo bil ka badan oo aysan wax kulamo ah yeelan

JUL 05, 2008

Sabti, July 05, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in maanta ay xaruntooda ADC-d...

Warkii oo dhan »
Mid ka mid ah Mas'uuliyiinta Maxkamadaha Islaamiga oo sheegay in ay weerarro ku qaadi doonaan Xerada ay degan yihiin Ciidamada Itoobiya ee Jante-kuundisho.

Mid ka mid ah Mas'uuliyiinta Maxkamadaha Islaamiga oo sheegay in ay weerarro ku qaadi doonaan Xerada ay degan yihiin Ciidamada Itoobiya ee Jante-kuundisho.

JUL 04, 2008

Jimco, 4, July, 2008 (HOL)  Mid ka mid ah mas'uuliyiinta Maxkamadaha Islaamiga oo xiriir la soo sameeyay Warbaahinta ka howl-gasha gudaha Magaala...

Warkii oo dhan »
Afhayeenka Al-Shabaab oo sheegay in uu fashilmay qorshe ay abaabulayeen Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo lagula dagaallamayo Xoogagga Al-Shabaab

Afhayeenka Al-Shabaab oo sheegay in uu fashilmay qorshe ay abaabulayeen Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo lagula dagaallamayo Xoogagga Al-Shabaab

JUL 04, 2008

Jimco, July 04, 2008(HOL): Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab Shiikh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa shaaca ka qaaday in uu fashilmay qorshe la doon...

Warkii oo dhan »
Madaafiic lagu weeraray garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho oo dhaawac geystay

Madaafiic lagu weeraray garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho oo dhaawac geystay

JUL 04, 2008

Jimco, July 04, 2008(HOL): Madaafiic hoobiyayaal ah ayaa saaka subaxnimadii waxaa lagu weeraray garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, iyadoo xiligaasina a...

Warkii oo dhan »
Afhayeenka Howlgallada Maxkamadaha Islaamka oo beeniyay hadal ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Itoobiya

Afhayeenka Howlgallada Maxkamadaha Islaamka oo beeniyay hadal ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Itoobiya

JUL 04, 2008

Jimco, July 04, 2008(HOL): Afhayeenka Howl-gallada Maxkamadaha Islaamka C/raxiin Ciise Caddow ayaa wuxuu beeniyay hadal ay sii deysay Wasaaradda Gaash...

Warkii oo dhan »
Caruur Cudurka Shuban Biyoodka ugu geeriyootay mid ka mid ah xeryaha ay ku jiraan dadka soo barakacay ee ku yaala duleedka Magaalada Boosaaso

Caruur Cudurka Shuban Biyoodka ugu geeriyootay mid ka mid ah xeryaha ay ku jiraan dadka soo barakacay ee ku yaala duleedka Magaalada Boosaaso

JUL 04, 2008

Jimco, July 04, 2008(HOL): Ugu yaraan Sedex Caruur ah ayaa Cudurka Shuban Biyoodka ugu geeriyootay mid ka mid ah Kaamamka ay daganyihiin dadka soo bar...

Warkii oo dhan »
Naadiga Hal-Abuurka iyo Qalin-maalka Soomaaliyeed oo qabtay Seminaar looga hadlayay dhibaatooyinka heysta Fannaaniinta Soomaaliyeed ee ku sugan dalka gudahiisa

Naadiga Hal-Abuurka iyo Qalin-maalka Soomaaliyeed oo qabtay Seminaar looga hadlayay dhibaatooyinka heysta Fannaaniinta Soomaaliyeed ee ku sugan dalka gudahiisa

JUL 03, 2008

Khamiis, July 03, 2008(HOL): Seminaar hal maalin ah oo uu soo qaban qaabiyay Naadiga Hal-abuurka iyo Qalin-maalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa lagu qa...

Warkii oo dhan »
Dugsiyada hoos-taga Jimciyadda Makka Al-Mukarrama oo bilaabaya Waxbarashadii Sanad-Dugsiyeedka 2008-2009

Dugsiyada hoos-taga Jimciyadda Makka Al-Mukarrama oo bilaabaya Waxbarashadii Sanad-Dugsiyeedka 2008-2009

JUL 03, 2008

Khamiis, July 03, 2008(HOL): Xaflad lagu maamuusayay bilaabashada Sanad-dugsiyeedka 2008-2009 ee Dugsiyada hoos-taga Jimciyadda Makka Al-Mukarrama oo ...

Warkii oo dhan »