Wararka Maanta

Golaha Dhaqanka iyo Midnimadea Beelaha Hawiye oo cambaareeyay Dad ay shalay Ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya ku dileen Deegaanno ka tirsan Degmada Dayniile

Golaha Dhaqanka iyo Midnimadea Beelaha Hawiye oo cambaareeyay Dad ay shalay Ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya ku dileen Deegaanno ka tirsan Degmada Dayniile

JUL 12, 2008

Sabti, July 12, 2008(HOL):  Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa si kulul u cambaareeyay dad ay Ciidamada Dowladda Federaalka iyo ku...

Warkii oo dhan »
Xaaladda Caafimaad ee Samafale Cali Baashi Aloore oo ka soo reyneysa

Xaaladda Caafimaad ee Samafale Cali Baashi Aloore oo ka soo reyneysa

JUL 12, 2008

Sabti, July 12, 2008(HOL): Waxaa ka soo reyneysa xaaladda Caafimaad ee Cali Baashi Aloore oo ka mid ah mas’uuliyiinta Hay’adda Samafalka  Wad...

Warkii oo dhan »
Xaafado ka tirsan Degmada Dayniile oo ay Dadkii deganaa ka barakacayaan

Xaafado ka tirsan Degmada Dayniile oo ay Dadkii deganaa ka barakacayaan

JUL 12, 2008

Sabti, July 12, 2008(HOL): Xaafado dhowr ah oo ku yaala Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka barakacaya dadkii ku noolaa kadib markii ay...

Warkii oo dhan »
Maxaa ka jira in Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka ay Dad rayid ah ku dileen Degmada Dayniile?

Maxaa ka jira in Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka ay Dad rayid ah ku dileen Degmada Dayniile?

JUL 11, 2008

Jimco, July 11, 2008(HOL): Dad ku sugan Deegaanno ka tirsan Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir, gaar ahaan Xaafadaha Tusbaxle iyo Raadeerka ayaa wax...

Warkii oo dhan »
Fal dhimasho iyo dhaawac keenay oo ka dhacay Burco

Fal dhimasho iyo dhaawac keenay oo ka dhacay Burco

JUL 11, 2008

Jimco, July 11, 2008(HOL): Laba qof ayaa dhintay, laba kalena way ku dhaawacmeen ka dib markii uu nin hubaysani Rasaas ku furay meel Makhaayad Shaaha ...

Warkii oo dhan »
Ciidamo ka kala tirsan Maamulada Puntland Iyo Somaliland oo isku hor fadhiya Deegaanka laas-Qoray ee Gobolka Sanaag

Ciidamo ka kala tirsan Maamulada Puntland Iyo Somaliland oo isku hor fadhiya Deegaanka laas-Qoray ee Gobolka Sanaag

JUL 11, 2008

Jimco, July 11, 2008(HOL): Wararka ka imaanaya Degmada Laasqoray ee Gobolka Sanaaga ayaa sheegaya in Degmaadaasi ay maanta Isku hor fadhiyaaan Ciidamo...

Warkii oo dhan »
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo dib u soo nooleynaya Xiriir muddo ka maqnaa Isboortiga Soomaaliyeed

Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo dib u soo nooleynaya Xiriir muddo ka maqnaa Isboortiga Soomaaliyeed

JUL 11, 2008

Jimco, July 11, 2008(HOL): Guddiga Olombikada Soomaaliyeed (GOS) ayaa wuxuu dib u soo nooleynayaa Xiriirka Soomaaliyeed ee Feerka, kaasi oo muddo 30 s...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo mar kale ugu baaqay dhinacyada ka soo horjeeda Dowladdiisa inay taageeraan Heshiiskii Jibouti

Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo mar kale ugu baaqay dhinacyada ka soo horjeeda Dowladdiisa inay taageeraan Heshiiskii Jibouti

JUL 11, 2008

Ra'iisal Wasaare Nuur CaddeJimco, July 11, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde ayaa i...

Warkii oo dhan »
Geeridii Marxuum C/qaadir Yaxye oo ay seddex sano ka soo wareegatay iyadoo ay sii socdaan waxyaabo uu ka digi jiray intii uu noolaa

Geeridii Marxuum C/qaadir Yaxye oo ay seddex sano ka soo wareegatay iyadoo ay sii socdaan waxyaabo uu ka digi jiray intii uu noolaa

JUL 11, 2008

Marxuum C/qaadir Yaxye Shiikh Cali oo 11kii July 2005 Muqdisho lagu dilayJimco, July 11, 2008(HOL): Seddex sano ka hor xalay oo kale ayay ahayd ...

Warkii oo dhan »
Tahriibayaal Soomaali ah oo ay Doon kula ciladowday Badda u dhaxeysa Dalalka Liibiya iyo Talyaaniga

Tahriibayaal Soomaali ah oo ay Doon kula ciladowday Badda u dhaxeysa Dalalka Liibiya iyo Talyaaniga

JUL 11, 2008

Jimco, July 11, 2008(HOL):  In ka badan 50 Tahriibayaal Soomaali ah oo isugu jira, Caruur, Haween iyo Dad waa weyn ayaa waxay Doon kula ciladowda...

Warkii oo dhan »