Wararka Maanta

Hay’adda Madino Foundation oo Seminaar wacyigelin ah Muqdisho ku qabatay

Hay’adda Madino Foundation oo Seminaar wacyigelin ah Muqdisho ku qabatay

JUL 15, 2008

Talaado, July 15, 2008(HOL): Hay’adda Samafalka Madino Foundation ayaa waxay Hotelka Jiddah ee Magaalada Muqdisho ku qabatay Seminaar wacyigelin ah,...

Warkii oo dhan »
Dagaal ka dhacay Muqdisho

Dagaal ka dhacay Muqdisho

JUL 14, 2008

Isniin, July 13, 2008(HOL): Dagaal waqti kooban socday balse la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa galabta casir-liiqii waxaa uu ka dh...

Warkii oo dhan »
Kooxda K/Cagta Banaadir Telcom ee Soomaaliya oo galabta ka badisay Kooxda Fitalo ee Dalka Burundi

Kooxda K/Cagta Banaadir Telcom ee Soomaaliya oo galabta ka badisay Kooxda Fitalo ee Dalka Burundi

JUL 14, 2008

Isniin, July 13, 2008(HOL): Kooxda Kubadda Cagta Banaadir Telcom oo heysata Horyaalka Kubadda Cagta Dalka Soomaaliya ayaa galabta waxay ka badisay Koo...

Warkii oo dhan »
Saraakiisha Xoogagga Maxkamadaha Islaamiga oo ballan qaaday in ay dibadda uga baxayaan Magaalada Beledweyne

Saraakiisha Xoogagga Maxkamadaha Islaamiga oo ballan qaaday in ay dibadda uga baxayaan Magaalada Beledweyne

JUL 14, 2008

Axad, 13, July, 2008 (HOL)  Kulan Saacado badan qaatay oo dhaxmaray odayaasha dhaqanka Gobalka Hiiraan iyo Saraakiisha Maxkamadaha Islaamiga ee g...

Warkii oo dhan »
Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo Muqdisho booqday

Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo Muqdisho booqday

JUL 14, 2008

Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Nicolas Bwakira (Bidix /Sawirka Abdurrahman Hersi-(AP) Isniin, July 13, 2008(HOL): ...

Warkii oo dhan »
Riiggii sababay Shaqaaqadii dhawaan Hargeysa ka dhacday oo la geeyay Deegaano kale

Riiggii sababay Shaqaaqadii dhawaan Hargeysa ka dhacday oo la geeyay Deegaano kale

JUL 14, 2008

Isniin, 14 July 2008 (HOL): Riiggii ay dhawaan ka dhaceen shaqaaqooyinkii keenay dhimashada iyo dhaawaca, isla markaana ay shacabka gadoodsani is hort...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Booliska Boosaaso oo soo bandhigay qalab laga sameeyo walxaha qarxa iyo 12 ruux oo lagu soo eedeeyay

Ciidamada Booliska Boosaaso oo soo bandhigay qalab laga sameeyo walxaha qarxa iyo 12 ruux oo lagu soo eedeeyay

JUL 14, 2008

Isniin, July 13, 2008(HOL): Ciidamada Booliska  Magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa gacanta ku soo dhigay qalab aad u fara badan oo is...

Warkii oo dhan »
Maamulka Puntland oo sheegay in uu Dib ula wareegi doono Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool

Maamulka Puntland oo sheegay in uu Dib ula wareegi doono Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool

JUL 14, 2008

Wasiirka Amniga Puntland Cabdulaahi Siciiid Samatar Isniin, July 13, 2008(HOL): Maamulka Dawlada Goboleedka Puntland ayaa sheegay in dib gacanto...

Warkii oo dhan »
Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo maamulka Puntland ku eedeeyay in uu qabiil ahaan u xiray Dad u socday Magaalada Hargeysa

Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo maamulka Puntland ku eedeeyay in uu qabiil ahaan u xiray Dad u socday Magaalada Hargeysa

JUL 14, 2008

Isniin, July 13, 2008(HOL): Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa wuxuu eedeyn u jeediyay maamul Goboleedka Puntland oo uu sheegay in uu d...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Maxkamadaha Islaamka oo howlgallo burcad sifeyn ah ka wada deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe

Ciidamada Maxkamadaha Islaamka oo howlgallo burcad sifeyn ah ka wada deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe

JUL 14, 2008

Isniin, July 13, 2008(HOL): Ciidamada Maxkamadaha Islaamka ee ku sugan Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxay howlgallo ka wadaan deegaanno ka tirsan Gob...

Warkii oo dhan »