Wararka Maanta

Gaari ku rogmaday inta u dhaxeysa Magaalooyinka Qardho iyo Boosaaso oo dhimasho iyo dhaawac sababay

Gaari ku rogmaday inta u dhaxeysa Magaalooyinka Qardho iyo Boosaaso oo dhimasho iyo dhaawac sababay

JUL 18, 2008

Jimco, July 18, 2008(HOL): Ugu yaraan Afar Ruux ayaa ku dhimatay Tiro kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray Gaari nooca Waaraadka ah oo Maanta ku Rogmaday...

Warkii oo dhan »
Xiriirka Kubadda Kolayga Jaamacadda Carabta oo aad uga farxey  ka qeybgalka Soomaaliya ee Cayaaraha  U 18 oo ka dhacay Marocco

Xiriirka Kubadda Kolayga Jaamacadda Carabta oo aad uga farxey ka qeybgalka Soomaaliya ee Cayaaraha U 18 oo ka dhacay Marocco

JUL 18, 2008

Jimco, July 18, 2008(HOL): Waxaa  Isniintii ina soo dhaaftey lagu furey tartanka cayaaraha Kubadda Koleyga ee dhalinyarada. kuwaasoo ay ka soo qe...

Warkii oo dhan »
GUDDOOMIYAHA DEGMADA BOONDHEERE: “Maxamed Dheere iyo Ciidamadiisa ayaa gurigeyga soo weeraray waxayna ka qaateen Bastoolad aan isku ilaalinayay iyo Lacag”

GUDDOOMIYAHA DEGMADA BOONDHEERE: “Maxamed Dheere iyo Ciidamadiisa ayaa gurigeyga soo weeraray waxayna ka qaateen Bastoolad aan isku ilaalinayay iyo Lacag”

JUL 18, 2008

Guddoomiyaha Degmada Boondheere C/llaahi Xirsi Wardheere (Istakiin)Jimco, July 18, 2008(HOL): Guddoomiyaha Degmada Boondheere C/llaahi Xirsi War...

Warkii oo dhan »
Qeybta Maxkamadaha Islaamka ugu jirta Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo heshiis ka gaaray Khilaaf u dhaxeeyay

Qeybta Maxkamadaha Islaamka ugu jirta Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo heshiis ka gaaray Khilaaf u dhaxeeyay

JUL 18, 2008

Jimco, July 18, 2008(HOL): Dhinacyadii uu khilaafka u dhaxeeyay ee Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya, qeybta Maxkamadaha Islaamka ayaa waxay Dalka...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiya ee fariisinkoodu yahay Jante-kuundisho oo bilaabay in ay rasaas ku ridaan gaadiidka aan soo marin halka ay degan yihiin

Ciidamada Itoobiya ee fariisinkoodu yahay Jante-kuundisho oo bilaabay in ay rasaas ku ridaan gaadiidka aan soo marin halka ay degan yihiin

JUL 18, 2008

Jimco, July 18, 2008(HOL): Ciidamada Itoobiya ee fariisinka ku leh Xerada duleedka bare ee Magaalada Beledweyne ayaa bilaabay in ay tacshiirad iyo hub...

Warkii oo dhan »
Dad rayid ah oo xalay siyaabo kala duwan loogu dilay Ceelasha Biyaha, Wanla-weyn iyo Baydhabo

Dad rayid ah oo xalay siyaabo kala duwan loogu dilay Ceelasha Biyaha, Wanla-weyn iyo Baydhabo

JUL 18, 2008

Jimco, July 18, 2008(HOL): Waxaa xalay siyaabo kala duwan loogu dilay Dad rayid ah Deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho iyo gudaha  Deg...

Warkii oo dhan »
Iska hor'imaad labo kooxood ku dhaxmaray bar koontarool oo ku taala meel aan ka fogeyn Degmada Matabaan ee Gobalka Hiiraan

Iska hor'imaad labo kooxood ku dhaxmaray bar koontarool oo ku taala meel aan ka fogeyn Degmada Matabaan ee Gobalka Hiiraan

JUL 18, 2008

Jimco, July 18, 2008(HOL): Iska hor'imaadka oo socday muddo kooban ayaa ka dhashay weerar gaadmo oo kooxo ku hubeysnaa qoryaha fudud ku soo qaadeen Ba...

Warkii oo dhan »
Taliska Ciidamada Mileteriga Dowladda Federaalka oo beeniyay hadal uu sii daayay Afhayeenka Howl-gallada Maxkamadaha Islaamka

Taliska Ciidamada Mileteriga Dowladda Federaalka oo beeniyay hadal uu sii daayay Afhayeenka Howl-gallada Maxkamadaha Islaamka

JUL 17, 2008

Khamiis, July 17, 2008(HOL): Taliyaha Guutada 5aad ee Taliska Ciidamada Mileteriga Dowladda Federaalka Soomaaliya G/lle Dhexe Cali Carraale Cosoble (C...

Warkii oo dhan »
Waddo tagta Degmada Gal-dogob oo 26 sano kadib maanta la furay

Waddo tagta Degmada Gal-dogob oo 26 sano kadib maanta la furay

JUL 17, 2008

Khamiis, July 17, 2008(HOL): Waxaa Maanta lagu guulaystay in dib loo furo mid ka mid ah Waddooyinkii soo gali jiray Degmada Galdobgob ee Gobolka Mudug...

Warkii oo dhan »
Dagaal saaka ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmooyinka Yaaqshiid iyo Huriwaa

Dagaal saaka ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmooyinka Yaaqshiid iyo Huriwaa

JUL 17, 2008

Khamiis, July 17, 2008(HOL): Dagaal xooggan oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa saaka aroortii waxaa uu ka dhacay Xaafado ka tirs...

Warkii oo dhan »