Wararka Maanta

Markab kale oo lagu af-duubay Xeebaha Soomaaliya

Markab kale oo lagu af-duubay Xeebaha Soomaaliya

JUL 22, 2008

Talaado, July 22, 2008 (HOL): Markab ka diiwaangashan Dalka Panama balse laga leeyahay Dalka Japan ayaa maanta lagu af-duubay Xeebaha Soomaaliya, sida...

Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo afar ruux ku dilay Degmada Afgooye

Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo afar ruux ku dilay Degmada Afgooye

JUL 22, 2008

Talaado, July 22, 2008 (HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo ka tirsan Ciidamadii dhawaan lagu soo tababaray Dalka Itoobiya ayaa maanta ...

Warkii oo dhan »
Wasiirka Maaliyadda Puntland oo sheegay in uu wanaagsan yahay Xiriirka Dhaqaale-Siyaaso ee u dhaxeeya Puntland iyo Imaaraadka Carabta

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo sheegay in uu wanaagsan yahay Xiriirka Dhaqaale-Siyaaso ee u dhaxeeya Puntland iyo Imaaraadka Carabta

JUL 22, 2008

Wasiirka Maaliyadda Puntland Maxamed Cali Yuusuf GaagaabTalaado, July 22, 2008 (HOL):Wasiirka Maaliyada Dawlad Goboleedka Puntland Maxamed Cali ...

Warkii oo dhan »
Ciidamadii lagu soo tababaray Itoobiya oo qeybtoodii ugu horeysya ay soo gaartay Degmada Afgooye

Ciidamadii lagu soo tababaray Itoobiya oo qeybtoodii ugu horeysya ay soo gaartay Degmada Afgooye

JUL 22, 2008

Talaado, July 22, 2008 (HOL): Qeybtii ugu horeysay CiidamadiiSoomaalida ahaa ee lagu soo tababaray gudaha Dalka Itoobiya ayaa waxay saaka soo gaartay ...

Warkii oo dhan »
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Dalka Koonfurta Africa

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Dalka Koonfurta Africa

JUL 22, 2008

Talaado, July 22, 2008 (HOL): Abaarihii 7 fiidnimo ayaa waxaa soo weeraray 2 tuug oo South African ah Dukaan ey ku lahaayeen Muwaadiniin Soomaaliyeed ...

Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo maalintii labaad howlgallo ka sameynaya Degmada Xamar-weyne

Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo maalintii labaad howlgallo ka sameynaya Degmada Xamar-weyne

JUL 22, 2008

Talaado, July 22, 2008 (HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maalintii labaad waxay howlgallo ka sameynayaan gudaha Degmada...

Warkii oo dhan »
Maxaa looga wada hadlay kulan ay yeesheen Saraaakiisha Ciidamada Itoobiya iyo Golaha Odayaasha dhaqanka Gobalka Hiiraan?

Maxaa looga wada hadlay kulan ay yeesheen Saraaakiisha Ciidamada Itoobiya iyo Golaha Odayaasha dhaqanka Gobalka Hiiraan?

JUL 21, 2008

Isniin, 21, July, 2008 (HOL)  Golaha Odayaasha dhaqanka Gobalka Hiiraan ayaa kulan saacado badan qaaday waxaa ay ku yeesheen xerada duleedka bari...

Warkii oo dhan »
Xildhibaan Mowliid Macaani oo ku baaqay in Mareykanka laga codsado in uu Liiska Argagixisada ka saaro Shiikh Xasan Daahir, Shiikh Xasan Turki iyo Shiikh Mukhtaar Roobow

Xildhibaan Mowliid Macaani oo ku baaqay in Mareykanka laga codsado in uu Liiska Argagixisada ka saaro Shiikh Xasan Daahir, Shiikh Xasan Turki iyo Shiikh Mukhtaar Roobow

JUL 21, 2008

Isniin, July 21, 2008(HOL): Xildhibaan Mowliid Macaani Maxamuud oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka, isla markaana wariyayaal kula hadlayay Magaala...

Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo dhaawac culus u geystay Fannaan hore oo ka mid noqday Maamulka Gobolka Banaadir

Kooxo hubeysan oo dhaawac culus u geystay Fannaan hore oo ka mid noqday Maamulka Gobolka Banaadir

JUL 21, 2008

Isniin, July 21, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa waxay saaka dhaawac culus ugu geysteen Degmada Xamar Weyne Guddoomiye Waaxeed ka tirsan maamulka Degma...

Warkii oo dhan »
Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka Asmara oo saacadaha soo socda  ku dhawaaqaya hoggaan cusub oo uu yeelanayo

Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka Asmara oo saacadaha soo socda ku dhawaaqaya hoggaan cusub oo uu yeelanayo

JUL 21, 2008

Isniin, July 21, 2008(HOL):  Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka fadhigiisu yahay magaalada Asmara ee Dalka Eritrea ayaa saacadaha soo ...

Warkii oo dhan »