Wararka Maanta

Dagaal culus oo mar labaad maanta ka dhacay Xaafado ka tirsan Magaalada Beledweyne

Dagaal culus oo mar labaad maanta ka dhacay Xaafado ka tirsan Magaalada Beledweyne

JUL 25, 2008

Jimco, July 25, 2008(HOL):  Dagaal culus oo laysku weydaarsanayo noocyada hubka, una dhaxeeyo Ciidamada Itoobiya iyo Kooxaha ka soo horjeeda ayaa...

Warkii oo dhan »
Dab barakacay sababay oo xalay qabsaday Xero Qaxooti oo ku taala Magaalada Boosaaso

Dab barakacay sababay oo xalay qabsaday Xero Qaxooti oo ku taala Magaalada Boosaaso

JUL 25, 2008

Jimco, July 25, 2008(HOL): Abaaro 10:30 ee xalay ayaa dab aad u xoog badan waxa uu qabsaday Mid ka mid ah xeryaha dadka soo barakacay ee ku yaala dule...

Warkii oo dhan »
Xaaladda Magaalada Beledweyne oo xalay iyo saakayba degan kadib dagaal Culus oo shalay ka dhacay

Xaaladda Magaalada Beledweyne oo xalay iyo saakayba degan kadib dagaal Culus oo shalay ka dhacay

JUL 25, 2008

Jimco, July 25, 2008(HOL): Xaaladda Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa xalay ilaa saakayba degan kadib markii maalintii shalay dagaal culus ...

Warkii oo dhan »
Qeybtii labaad Ciidamo Soomaali ah oo Itoobiya lagu soo tababaray oo soo gaaray Degmada Waajid

Qeybtii labaad Ciidamo Soomaali ah oo Itoobiya lagu soo tababaray oo soo gaaray Degmada Waajid

JUL 25, 2008

Jimco, July 25, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa waxay sheegayaan in ay Degmadaas soo gaareen Ciidamo Soomaal...

Warkii oo dhan »
Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka Jibouti oo ka hadlay Dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Beledweyne

Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka Jibouti oo ka hadlay Dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Beledweyne

JUL 25, 2008

Jimco, July 25, 2008(HOL): Isbahaysiga dib u xoreynta Soomaaliya garabka uu hoggaamiyo Shiikh Shariif Shiikh Axmed ee fadhigiisu yahay Magaalada Djibo...

Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo Burcad Isbaaro u tiilay ku dilay Deegaan hoos-taga Degmada Luuq

Maxkamadaha Islaamka oo Burcad Isbaaro u tiilay ku dilay Deegaan hoos-taga Degmada Luuq

JUL 25, 2008

Jimco, July 25, 2008(HOL): Ciidamo ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka oo dhawaanahan howlgallo ka waday deegaanno ka tirsan Gobolka Gedo ayaa shalay w...

Warkii oo dhan »
Wararkii ugu dambeeyay ee Magaalada Beledweyne oo ay Maanta ku dagaallameen Ciidamo Itoobiyaan ah iyo Xoogag ka soo horjeeda

Wararkii ugu dambeeyay ee Magaalada Beledweyne oo ay Maanta ku dagaallameen Ciidamo Itoobiyaan ah iyo Xoogag ka soo horjeeda

JUL 24, 2008

Khamiis, July 24, 2008(HOL): Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaray Magaalada Beledweyne ee xarunta u ah Gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in x...

Warkii oo dhan »
Dilalka loo gaysanayo dadka rayidka ah oo ku soo kordhayMagaalada Booaaso

Dilalka loo gaysanayo dadka rayidka ah oo ku soo kordhayMagaalada Booaaso

JUL 24, 2008

Khamiis, July 24, 2008(HOL): Ciidamada Poliska Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa bilaabay xiliga habeenkii hawlo Roondooyin ah, kuwaasi oo lagu ...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Rayaale oo shaaciyay waqtiga la qabanayo Diiwaangelinta Doorashooyinka Somaliland

Madaxweyne Rayaale oo shaaciyay waqtiga la qabanayo Diiwaangelinta Doorashooyinka Somaliland

JUL 24, 2008

Khamiis, July 24, 2008(HOL): Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa soo saaray Digreeto uu ku dhaqangelinayo muddada la bilaabayo Diiwaan...

Warkii oo dhan »
Munaasabad Xarigga looga jaray dhismo cusub oo ay ku shaqeyn doonto Shirkada Xawaaladda  Amaana Online oo lagu qabtay Beledweyne

Munaasabad Xarigga looga jaray dhismo cusub oo ay ku shaqeyn doonto Shirkada Xawaaladda Amaana Online oo lagu qabtay Beledweyne

JUL 24, 2008

Khamiis, July 24, 2008(HOL): Munaasbada oo ay ka soo qeyb-galay inta badan shirkada Xawaaladaha ka howl-gala Gobalka Hiiraan, qeybaha Ururada Bulshada...

Warkii oo dhan »