Wararka Maanta
Meydadka Seddax dhalinyaro ah oo laga helay Biyaha Webiga Shabeele ee Magaalada Beledweyne
Isniin, July 28, 2008(HOL): Shaqaalaha Hay'adda Bisha Cas ee ka howlgala Magaalada Beledweyne ayaa maata ka soo saaray Biyaha Wabiga Shabeele sadax Wi...
Warkii oo dhan »
Madaxwaynaha Puntland oo wareegto uu sooo saaray ku Magacaabay Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland
Isniin, July 28, 2008(HOL): Madaxweynaha DGPL General Maxamud Muuse Xirsi (Jen. Cadde) ayaa wareegto ka soo baxaday Maanta xafiiskiisa Magaalada Gorow...
Warkii oo dhan »
Afhayeenno u kala hadlay Dowladda Federaalka iyo Maxkamadaha Islaamka oo guulo ka kala sheegtay Dagaal shalay ka dhacay xaafado ka tirsan Degmada Huriwaa
Isniin, July 28, 2008(HOL): Labo Af-hayeen oo u kala hadlay Ciidamada Mileteriga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidamada Maxkamadaha Islaamka aya...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Qandaraaslayaal Diinta ka been-sheega ku tilmaamay Kooxaha Dagaalka kala soo horjeeda Dowladda Federaalka
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe)Isniin, July 28, 2008(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Sooma...
Warkii oo dhan »
Dowladda Spain oo sheegtay in ay markab dagaal u soo direyso Xeebaha Soomaaliya
Wasiirka Gaashaandhigga Spain- Carme Chacon Isniin, July 28, 2008(HOL): Dowladda Spain ayaa shaaca ka qaaday in ay Xeebaha u direyso...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Degmada Xudur oo sheegay in uu isu casileynin hanjabaado ay u soo jeediyeen Kooxaha ka soo horjeeda Dowladda Federaalka
Isniin, July 28, 2008(HOL): Guddoomiyaha Degmada Xudur ee Gobolka Bakool Maxamed Macallin Axmed ayaa sheegay in uusan xiligan diyaar u ahayn in uu isk...
Warkii oo dhan »
Gaari ku rogmaday nawaaxiga Degmada Warshiikh oo afar ruux ay ku dhaawacantay
Isniin, July 28, 2008(HOL): Gaari PG ah oo ay saarnaayeen Dad safar ah oo ku sii jeeday deegaanka Geel-Gub ee Degmada Cadale ayaa wuxuu ku rogmaday na...
Warkii oo dhan »
Safiirkii Soomaaliya ee Dalka Malaysia oo Nairobi ku geeriyooday
Isniin, July 28, 2008(HOL): Waxaa bishan July 26 keedii ku geeriyoodey Magaalada Nairobi Dalka Kenya Allaha u Naxariiste Maxamed Xaji Cabdi oo dhawaan...
Warkii oo dhan »
Kooxaha Leicester iyo Al-Hijra oo ciyaarta kama dambeysta (FINAL)ks ee Eursom isugu soo baxay
Sunday, July 27, 2008 Leicester, UK (HOL) - Waxaa baryahanba si xiiso leh uga socdey magaalada Leicester ciyaaro aad u xiiso badan oo ay dadweyne...
Warkii oo dhan »
Hoobiyayaal lagu weeraray Garoonka Diyaaradaha Magaalada Beledweyne iyo Xerada Jante-kuundisho
Axad, 27, July, 2008 (HOL) Hoobiyayaal dhowr ah ayaa maanta lagu weeraray Garoonka Diyaaradaha Magaalada Beledweyne iyo Xerada ay degan yihiin Ciidama...
Warkii oo dhan »