Wararka Maanta
Ciidamadii lagu soo tababaray Itoobiya oo howlgallo ka bilaabay Magaalada Baydhabo
Khamiis, July 31, 2008(HOL): Ciidamadii dhawaan lagu soo tababaray gudaha Itoobiya ayaa waxay holwgallo ka bilaabeen Magaalada Baydhabo oo ah Xarunta ...
Warkii oo dhan »
RAAD TV oo laga daawaday Europe iyadoo horay looga daawaday Australia, Asia iyo Africa
TV-ga RaadKhamiis, July 31, 2008(HOL): Waxaa todobaadkan soo galay Qaaradda Europe RAAD TV INTERNATIONAL oo bilihii ugu danbeeyay lag...
Warkii oo dhan »
Dowladaha Spain iyo France oo Maraakiib Dagaal u diraya Xeebaha Soomaaliya
Bidix: Wasiirka Gaashaandhigga Spain Ms.Carme Chacon iyo Wasiirka Gaashaandhigga France Mr. Herve Morin Khamiis, July 31, 2008(HOL): Dowladaha S...
Warkii oo dhan »
Banaanbax lagu taageerayay xil ka qaadista Guddoomiyihii Gobolka Banaadir oo ka dhacay inta u dhaxeysa Magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye
Arbaco, July 30, 2008(HOL): Banaanbaxan oo ay soo qaban qaabiyeen dadkii ka barakacay magaalada Muqdisho ee ku nool inta u dhaxeysa Magaalooyinka Muqd...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo isku rasaaseeyay Isgoyska 4ta Jardiino eee Magaalada Muqdisho
Arbaco, July 30, 2008(HOL): Saaka barqanimada ayaa Isgoyska Afarta Jardiino ee magaalada Muqdisho waxaa isku rasaaseeyay Ciidamo ka wada tirsan Dowlad...
Warkii oo dhan »
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Guddi u magacawday maamul u sameynta Gobolka Banaadir
Arbaco, July 30, 2008(HOL): Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa ...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka iyo Ururka Al-Shabaab oo sheegay in Mareykanka uu dib loo soo nooleynayo Isbaheysigii La-dagaalanka Argagixisada
Arbaco, July 30, 2008(HOL): Afhayeenno u kala hadlay maxkmadaha Islaamka iyo Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ayaa sheegay in uu socdo qorshe uu Mareykanka dib...
Warkii oo dhan »
Maxamed Dheere oo soo dhaweeyay xil-ka-qaadistii lagu sameeyay
Arbaco, July 30, 2008(HOL): Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ee xilka laga qaaday Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa shaaca ka qaaday in uu soo ...
Warkii oo dhan »
Xildhibaannada Dowladda Federaalka ugu jira Beelaha Digil iyo Mirifle oo sheegay in ay la dagaallamayaan Xoogagga Al-Shabaab
Arbaco, July 30, 2008(HOL): Xildhibaano ka soo jeeda Beelaha Digil iyo Mirifle oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay shir ku yeesheen...
Warkii oo dhan »
Xaaladda Nolasha dadkii ku barakacay Dagaalladii dhawaan ka dhacay Magaalada Beledweyne oo laga deyrinayo
Arbaco, July 30, 2008(HOL): Waxaa sii xogeysanaya cabashada la xiriirta Xaaladda Nolasha dadkii dhawaan ka barkacay dagaaladii ka dhacay Magaalada Bel...
Warkii oo dhan »