Wararka Maanta
Wareysi: Caydiid C/llahi Ilka Xanaf
Yusuf Garad ayaa wasiirada maanta iscasilay ka wareystay Ra’isu-Wasaare ku xigeen ahna Wasiirka Waxbarasahada iyo hiddaha Mudane Caydiid C/lla...
Warkii oo dhan »
Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Ra'iisal Wasaare Nuur Cadde oo is-casilaad soo gudbiyay
Sabti, August 02, 2008(HOL): Waxaa is-casilaaddooda soo qadimay 10 Wasiir oo ka tirsan Xukuumadda Ra'iisal Wasaare Nuur Cadde, kuwaasi oo qaarkood ay ...
Warkii oo dhan »
Ra'iisal Wasaare Nuur Cadde oo sheegay in aysan u qorsheysneyd in uu is-casilo
Sabti, August 02, 2008(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa sheegay in aysan qorshaha ugu jir...
Warkii oo dhan »
DAAHIR MAXAMED XIRSI: "Ciidamada Dowladda ayaa la wareegay howlgallada Muqdisho ka socda, Ciidamada Itoobiyana hurdo ayay ku jiraan"
Sabti, August 02, 2008(HOL): Afhayeenka Ciidamada Mileteriga Dowladda Federaalka Soomaaliya Daahir Maxamed Xirsi ayaa sheegay in ay Ciidamada Dowladda...
Warkii oo dhan »
Xoogagga Al-Shabaab oo kala dhexgalay beelo ku dagaallamayay Deegaanno ka tirsan Gobollada Jubbooyinka
Sabti, August 02, 2008(HOL): Xoogag ka amar qaata Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ayaa waxay ku guuleysteen in ay kala dhexgalaan oo ay joojiyaan dirir u dhax...
Warkii oo dhan »
Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ku eedeeyay in uusan Nabad rabin
Sabti, August 02, 2008(HOL): Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa wuxuu ku eedeeyay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya in uusan ...
Warkii oo dhan »
Xoogag ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in ay weerari doonaan Ciidamada Itoobiya haddii aysan ka bixin Magaalada Beledweyne
Sabti, August 02, 2008(HOL): Inkastoo wali u jirro dadaal ay wadaan Odayaasha dhaqanka Gobalka Hiiiraan oo ku wajahan Ciidamada Itoobiyaanku dib loogu...
Warkii oo dhan »
Sanadguuradii 10aad ee ka soo wareegatay markii la aas-aasay Maamulka Puntland oo maanta la xusay
10 sano oo uu jiray Maamulka Puntland maxaa u qabsoomay? Jimco, August 01, 2008(HOL): 1da August 2008 waxa ay ku beegan tahay sanad guuradii tobanaad ...
Warkii oo dhan »
Askari ka tirsan Ciidamada Amisom oo ku geeriyooday Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho
Qaar ka mid ah Ciidamada Amisom oo socda Isgoyska KM4 ee Magaalada MuqdishoJimco, August 01, 2008(HOL): Askari ka tirsan Ciidamada Amisom ee ku...
Warkii oo dhan »
Culumaa'udiinka Ahlu Sunna oo ka shiraya dhibaatooyinka ka taagan Soomaaliya iyo sida xal loogu heli karo
Jimco, August 01, 2008(HOL): Waxaa maalintii saddexaad galay aqoon si-weydaarsi ballaaran oo culumaa'udiinka Ahlu Sunah Waljamaacah uga socda Hotelka ...
Warkii oo dhan »