Wararka Maanta
Nuxurka kulan dhexmaray labada Shir guddoon ee Baarlamaanka Somaliland iyo Madaxweyne Rayaale
Isniin, August 04, 2008(HOL): Shirguddoonka labada Gole Baarlamaan ee Somaliland ayaa xalay ilaa maanta kulamo kala gaar gaar ah Madaxweyne Rayaale iy...
Warkii oo dhan »
Ururrada Haweenka Gobolka Banaadir oo Deeq lacageed gaarsiiyay Haween ku dhaawacmay Qarax shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho
Isniin, August 04, 2008(HOL): Ururro ay ku midoobeen Haween ku dhaqan Gobolka Banaadir ayaa maanta waxay deeq lacageed gaarsiiyeen haween tiradooda ko...
Warkii oo dhan »
Madaxwayne ku Xigeenka Puntland oo ka soo laabtay Safar Shaqo iyo Caafimaad isugu jiray oo uu ku tegay Dalka Itoobiya
Isniin, August 04, 2008(HOL): Madaxwayne ku xigeenka Dawlad Goboleedka Puntland Xasan Daahir Afqurac ayaa maanta soo gaaray Magaalada Boosaso, i...
Warkii oo dhan »
Afar Ruux oo xalay siyaabo kala duwan loogu dilay Magaalada Muqdisho
Isniin, August 04, 2008(HOL): Habeenkii xalay ahaa waxaa magaalada Muqdisho siyaabo kala duwan loogu dilay afar ruux oo labo ka mid ah ay ahaayeen dad...
Warkii oo dhan »
Soomaaliya ka qeybgeleysa Ciyaaraha Olombikada Adduunka ee ka dhacaya Magaalada Beijin ee Dalka China
Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Kolayga Aadan Xaaji Yabarow Wiish Isniin, August 04, 2008(HOL): Sida uu HOL u xaqiijiyay Guddoomiye ku xigeenka Gu...
Warkii oo dhan »
Haweenkii ku dhaawacmay Qaraxii shalay Muqdisho ka dhacay oo xaaladdooda ay ka soo reyneyso
Isniin, August 04, 2008(HOL): In ka badan 40 Haween ah oo shalay ku dhaawacmay qarax ka dhacay Wadada Makka Al-Mukarrama ee Magaalada Muqdisho ayaa ha...
Warkii oo dhan »
Xoghayihii Arrimaha Bulshada Maamulka Magaalada Kismaayo oo la dhaawacay
Isniin, August 04, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay dhaawaceen Xoghayihii Arrimaha Bulshada Maamulka gacanta ku haya Magaalad...
Warkii oo dhan »
Soomaaliya oo ka qeybgashay Shirkii Islaamka ee lagu qabtay Dalka Indonesia
Axad, August 03, 2008(HOL): Shirkii seddexaad ee Culumada Islaamka Adduunka ayaa waxa uu ku soo gebageboobay magaalada Jakarta, Indonesia, kaasoo socd...
Warkii oo dhan »
Ra'iisal Wasaare Nuur Cadde oo soo magacaabay qaar ka mid ah Xubnaha Golahiisa Wasiirrada
Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde)Axad, August 03, 2008(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Fede...
Warkii oo dhan »
Wasiirka Maaliyadda Puntland oo ka hadlay khilaafka soo kala dhexgalay Ganacsatada iyo Maamulka Puntland
Wasiirka Maaliyadda Dowlad Goboleedka Puntland Maxamed C.Yuusuf Gaa-Gaab Axad, August 03, 2008(HOL): Wasiirka Maaliyadda Dawlada Dowlad Goboleed...
Warkii oo dhan »