Wararka Maanta

Dilal xalay ka dhacay Muqdisho iyo duleedyadeeda

Dilal xalay ka dhacay Muqdisho iyo duleedyadeeda

AUG 08, 2008

Jimco, August 08, 2008(HOL): Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya iyo duleedyadeeda ayaa xalay iyo shalay gelinkii dambe waxaa ka dhacay ...

Warkii oo dhan »
Dood Cilmiyeedkii Ahlu Sunah Waljamaacah oo la soo gaba gabeeyay iyadoo go'aamo laga soo saaray

Dood Cilmiyeedkii Ahlu Sunah Waljamaacah oo la soo gaba gabeeyay iyadoo go'aamo laga soo saaray

AUG 07, 2008

Khamiis, August 07, 2008(HOL): Dood Cilmiyeedkii Ahlu Sunah Waljamaacah ayaa la soo gaba gabeeyay, kaasoo looga hadlay looga hadlay doodo fara badan o...

Warkii oo dhan »
Weerar Madaafiic loo adeegsaday oo lagu qaaday Xarunta Madaxtooyada iyo Garoonka Diyaaradaha Baydhabo

Weerar Madaafiic loo adeegsaday oo lagu qaaday Xarunta Madaxtooyada iyo Garoonka Diyaaradaha Baydhabo

AUG 07, 2008

Khamiis, August 07, 2008(HOL): Weerar madaafiic loo adeegsday ayaa maanta waxaa lagu qaaday Xarunta Madaxtooyada iyo Garoonka Diyaaradaha Baydhabo. In...

Warkii oo dhan »
Maamulka Puntland oo uga digay Musharaxiinta ka qayb galaysa doorashooyinka Puntland in ay wax hub ah ku dhex qaataan Gudaha Magoolooyinka Puntland

Maamulka Puntland oo uga digay Musharaxiinta ka qayb galaysa doorashooyinka Puntland in ay wax hub ah ku dhex qaataan Gudaha Magoolooyinka Puntland

AUG 07, 2008

Khamiis, August 07, 2008(HOL):  Madaxwaynaha Dawlada Goboleedka Puntland Maxamuud Muuse Xirsi Cadde ayaa sheegay in Musharaxiinta ka qayb qaadana...

Warkii oo dhan »
Madaxii Xarunta Wiilasha Agoonta Lafoole oo la dilay

Madaxii Xarunta Wiilasha Agoonta Lafoole oo la dilay

AUG 07, 2008

Khamiis, August 07, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa xalay waxay dileen Madaxii Xarunta Wiilasha Agoonta Lafoole C/qaadir Yuusuf  Kaariye, kaasi oo...

Warkii oo dhan »
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo sharci darro ku tilmaamay wareegtadii xilka looga qaaday Guddoomiyaha Gobolka Banaadir

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo sharci darro ku tilmaamay wareegtadii xilka looga qaaday Guddoomiyaha Gobolka Banaadir

AUG 07, 2008

Khamiis, August 07, 2008(HOL): Iyadoo weli uu taagan yahay khilaaf soo kala dhexgalay Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo salka ku hay...

Warkii oo dhan »
Dowladda Canada oo ballanqaaday in ay ilaalineyso Maraakiibta Raashinka Mucaawinada ah geysa Soomaaliya

Dowladda Canada oo ballanqaaday in ay ilaalineyso Maraakiibta Raashinka Mucaawinada ah geysa Soomaaliya

AUG 07, 2008

Wasiirka Gaanshaandhigga Canada- Peter MackayKhamiis, August 07, 2008(HOL): Dowladda Canada waxay shaaca ka qaadday in ay Markab dagaal u direy...

Warkii oo dhan »
SHIIKH AADAN MADOOBE: “Cid kasta oo ka dambeysay Qaraxii ay waxyeellada ka soo gaaray Haweenkii Nadaafadda ka shaqeynayay waxay ahayd cid aan damiir lahayn”

SHIIKH AADAN MADOOBE: “Cid kasta oo ka dambeysay Qaraxii ay waxyeellada ka soo gaaray Haweenkii Nadaafadda ka shaqeynayay waxay ahayd cid aan damiir lahayn”

AUG 07, 2008

Khamiis, August 07, 2008(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe) oo ka hadlayay kulan uu Baarlamaa...

Warkii oo dhan »
Ciidamo lagu soo tababaray dalka Itoobiya oo loo diyaarnayo in ay la wareegaan sugidda Nabad-galyada Magaalada Beledweyne

Ciidamo lagu soo tababaray dalka Itoobiya oo loo diyaarnayo in ay la wareegaan sugidda Nabad-galyada Magaalada Beledweyne

AUG 07, 2008

Khamiis, August 07, 2008(HOL):  Sida HOL ay u sheegeen Saraakiil ka tirsan Ciidamadan waxaa lagu wadaa in maalmaha soo socda Magaalada Beledweyne...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Rayaale oo go'aan saddex qodob ah ka soo saaray muranka dhoofka Xoolaha Somaliland

Madaxweyne Rayaale oo go'aan saddex qodob ah ka soo saaray muranka dhoofka Xoolaha Somaliland

AUG 06, 2008

Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale KaahinArbaco, 06 August 2008 (HOL)- Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa go'aan saddex qodo...

Warkii oo dhan »