Wararka Maanta
Maamulka Bakool oo sheegay inuu weerar ku qaadayo Xoogagga Al-Shabaab oo gacan ku heynta Gobolkaas kala wareegay
Talaado, August 12, 2008(HOL): Madaxda Maamulka Gobolka Bakool oo haatan ku sugan Magaalada Baydhabo ee xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay shaaca ka ...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiya oo ay wehliyaan ilaalada Duqa Magaalada Beledweyne oo Xabsiga dhigay Mas'uul ka tirsan Maamulka Gobalka Hiiraan
Isniin, August 11, 2008(HOL): Ciidamada Itoobiya oo ay weheliyaan ilaalada Duqa Magaalada Beledweyne Aadan Cabdi Ciise (Garaaso) ayaa maan...
Warkii oo dhan »
Kolonyo Ciidamo Itoobiyaan ah oo markii labaad saacado gudahood qarax lagula beegsaday Wadada isku Xirta Magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo
Isniin, August 11, 2008(HOL): Waxaa saacado gudahood markii labaad qarax lala beegsaday Kolonyo Ciidamo Itoobiyaan ah oo xalay ka baxay Xeradii ...
Warkii oo dhan »
Dagaal iyo duqeyn ka dhacday Xaafado ka tirsan Degmooyinka Yaaqshiid, Huriwaa iyo Hodan ee Gobolka Banaadir
Isniin, August 11, 2008(HOL): Xaafado ka tirsan Degmooyinka Yaaqshiid iyo Huriwaa ee Gobolka Banaadir ayaa saaka barqadii waxaa ka dhacay dagaal...
Warkii oo dhan »
11-kii Agoosto 2007: Maalin la dilay Mas'uuliyiin Saxaafadeed
Mahad Axmed Cilmi Cali Iimaan Sharma-arke Bashiir Nuur GeediIsniin, August 11, 2008(HOL): Maanta oo ku beegan 11-ka Agoosto 2008 wax...
Warkii oo dhan »
C/QAASIM SALAAD XASAN: "Soomaaliya hadda waa laga faanaa laakin waxay gaari doontaa iyadoo lagu faanayo oo loo soo shaqo doonanayo"
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya- C/qaasim Salaad XasanIsniin, August 11, 2008(HOL): Madaxweynihii hore ee soomaaliya C/qaasim Salaad Xasa...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in ay Kolonyo Ciidamo Itoobiyaan ah ku qarxiyeen Deegaanka Siinka Dheer
Isniin, August 11, 2008(HOL): Afhayeen u hadlay Ciidamada Maxkamadaha Islaamka ayaa sheegay in ay Kolonyo Ciidamo Itoobiyaan ah qarax kula beegs...
Warkii oo dhan »
Ehellada Guddoomiye-xigeenkii hore ee Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo hadda xiran oo ka hadlay xariggiisa
Isniin, August 11, 2008(HOL): Maxamed Cali Xaaji Xasan oo ay wallaalo yihiin Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee Guddida Doorashooyinka Qaranka Xirs...
Warkii oo dhan »
Meydadka Labo Wiil oo Dhalinyaro ah oo mar kale laga helay Biyaha Wabiga shabeelle ee Magaalada Beledweyne
Isniin, August 11, 2008(HOL): Waxaa mar kale laga soo saaray Biyaha Wabiga Shabeelle ee Magaalada Beledweyne Meydadka Labo wiil oo dhaliyaro ah ...
Warkii oo dhan »
Xaaladda degmada George ee gobolka Western Cape ee dalka Koofur Afrika ayaa si caadi ah ku soo noqotay kadib rabshadihii dhacay seddex bilood ka hor
Isniin, August 11, 2008(HOL): Degmada George oo ay ku nool yihiin Soomaali badan oo halkaasi ganacsiyo kala duwan ku leh ayaa waxaa soo food saa...
Warkii oo dhan »