Wararka Maanta

Xildhibaanno iska hor-jeeda oo maanta Baydhabo Shir Jaraa'id ku qabtay

Xildhibaanno iska hor-jeeda oo maanta Baydhabo Shir Jaraa'id ku qabtay

AUG 14, 2008

Khamiis, August 14, 2008(HOL): Xildhibaannadan oo kala taabacsan Madaxweynaha iyo Ra'iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Ax...

Warkii oo dhan »
Tuulada Moqokori ee Gobalka Hiiraan oo dhowr sano kadib laga furay Dugsi lagu barto Afafka Qalaad

Tuulada Moqokori ee Gobalka Hiiraan oo dhowr sano kadib laga furay Dugsi lagu barto Afafka Qalaad

AUG 14, 2008

Khamiis, 14, 8, 2008 (HOL) Gobalka Hiiraan oo ka mid ah Goballada dalka ee sida weyn ugu howlan dib u soo nooleyta adeegyadii Waxbarasho ee ku bur bur...

Warkii oo dhan »
Guddiyo ka kala socda Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo Todobaadka soo socda ku kulmaya Dalka Jibouti

Guddiyo ka kala socda Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo Todobaadka soo socda ku kulmaya Dalka Jibouti

AUG 14, 2008

Khamiis, August 14, 2008(HOL): Guddiyo ka kala  socda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ayaa markii ugu ho...

Warkii oo dhan »
Madaxda Dowladda Federaalka oo Addis Ababa looga yeeray

Madaxda Dowladda Federaalka oo Addis Ababa looga yeeray

AUG 14, 2008

Khamiis, August 14, 2008(HOL): Warar aynu ka helnay ilo lagu kalsoonaan karo oo ku dhow dhow xafiisyada Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Ra'iisal Wasaar...

Warkii oo dhan »
Xoogagga Maxkamadaha Islaamiga oo Bandow ku soo rogay xiliga habeenkii Degmada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan

Xoogagga Maxkamadaha Islaamiga oo Bandow ku soo rogay xiliga habeenkii Degmada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan

AUG 14, 2008

Khamiis, 14, 8, 2008 (HOL)  Xoogagga Maxkamadaha Islaamiga ee gacanta ku haya Degmada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan ayaa soo rogay Bandow ka dhaqa...

Warkii oo dhan »
Xildhibaan kale oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo xalay gurigiisa Bambo Gacmeed lagu weeraray

Xildhibaan kale oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo xalay gurigiisa Bambo Gacmeed lagu weeraray

AUG 14, 2008

Khamiis, August 14, 2008(HOL): Habeenkii xalay ahaa ayaa guri uu magaalada Baydhabo ka degan yahay Xildhibaan kale oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliy...

Warkii oo dhan »
Askari ka trisan Ciidamada Dowladda Federaalka oo xalay Nin rayid ah ku dilay Xaafadda Siinaay oo isna la dilay

Askari ka trisan Ciidamada Dowladda Federaalka oo xalay Nin rayid ah ku dilay Xaafadda Siinaay oo isna la dilay

AUG 14, 2008

Khamiis, August 14, 2008(HOL): Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo xalay nin rayid ah ku dilay Xaafadda Siinaay qeybta Degmad...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo hub-ka-dhigis ku sameeyay Guddoomiyaha Degmada Afgooye

Ciidamo Itoobiyaan ah oo hub-ka-dhigis ku sameeyay Guddoomiyaha Degmada Afgooye

AUG 13, 2008

Arbaco, August 13, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku sugan gudaha degmada Afgooye ayaa waxay maanta hub-ka-dhigis ku sameeyeen Guddoomiyaha Degma...

Warkii oo dhan »
Musharixiin isu soo banaan-dhigay qabashada Xilka Madaxweynenimada Maamulka Puntland

Musharixiin isu soo banaan-dhigay qabashada Xilka Madaxweynenimada Maamulka Puntland

AUG 13, 2008

Arbaco, August 13, 2008(HOL): Dhamaan Deegaannada Puntland waxaa ka soconaya qaban qaabo loogu diyaar garoobayo doorashada Puntland ka dhici doonta sa...

Warkii oo dhan »
Ururka Nabadda iyo Hormarinta Soomaaliyeed ee fadhigiisu yahay Dalka Sweden oo deeq gaar siiyay dadkii ku barakacay Dagaalladii ka dhacay Beledweyne

Ururka Nabadda iyo Hormarinta Soomaaliyeed ee fadhigiisu yahay Dalka Sweden oo deeq gaar siiyay dadkii ku barakacay Dagaalladii ka dhacay Beledweyne

AUG 13, 2008

Arbaco, August 13, 2008(HOL): Waxaa sii xoogeysanaya deeqaha iyo kaalmada ee la soo gaarsiinayo dadkii dhawaan ku barakacay Dagaalladii ka dhacay Maga...

Warkii oo dhan »