Wararka Maanta

Ururka Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta oo sheegay in uu Raashin Mucaawino ah u dirayo Soomaaliya

Ururka Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta oo sheegay in uu Raashin Mucaawino ah u dirayo Soomaaliya

AUG 17, 2008

Axad, August 17, 2008(HOL): Ururka Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in gargaar bani’aadannimo oo deg deg ah uu u dirayo D...

Warkii oo dhan »
Maamulka Puntland oo digniin u jeediyay Wariyayaasha iyo Idaacadaha ka hawl gala Gudaha  Magaalada Boosaaso

Maamulka Puntland oo digniin u jeediyay Wariyayaasha iyo Idaacadaha ka hawl gala Gudaha Magaalada Boosaaso

AUG 17, 2008

Axad, August 17, 2008(HOL): Maamulka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa suxifiyinta iyo Idaacadaha ka hawl gala  gudaha  Magaalada Boosaaso uga...

Warkii oo dhan »
Xaalada Magaalada Beledweyne oo degan kadib dagaal culus oo maalintii shalay ku dhaxmaray Ciidamada Itoobiya iyo Xoogagga Maxkamadaha

Xaalada Magaalada Beledweyne oo degan kadib dagaal culus oo maalintii shalay ku dhaxmaray Ciidamada Itoobiya iyo Xoogagga Maxkamadaha

AUG 17, 2008

Axad, 17. 8, 2008 (HOL) Xaaladda ammaanka Magaalada Beledweyne ayaa degan kadib markii maalintii shalay dagaal culus ku dhaxmaray gudaha Magaalada Cii...

Warkii oo dhan »
Wararkii ugu danbeeyay Dagaal culus oo ku dhaxmaray Magaalada Beledweyne Ciidamada Itoobiya iyo Xoogagga Maxkamdaha

Wararkii ugu danbeeyay Dagaal culus oo ku dhaxmaray Magaalada Beledweyne Ciidamada Itoobiya iyo Xoogagga Maxkamdaha

AUG 16, 2008

Sabti, August 16, 2008(HOL):  Inta la og-yahay 11 Ruux oo isugu jiray dad rayid ah iyo Ciidamo ka tirsan Xoogaggii Maxkamadaha ee saakay dagaalka...

Warkii oo dhan »
Maamulka KMG ah ee Gobolka Banaadir oo bilaabay dhaqdhaqaaqo uu dib ugu furayo Waddooyin ku xirmay dagaalladii Muqdisho ka dhacay

Maamulka KMG ah ee Gobolka Banaadir oo bilaabay dhaqdhaqaaqo uu dib ugu furayo Waddooyin ku xirmay dagaalladii Muqdisho ka dhacay

AUG 16, 2008

Guddoomiyaha KMG ah ee Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Cusmaan Cali (Dhagax-tuur)Sabti, August 16, 2008(HOL): Maamulka KMG ah ee Gobolka Banaa...

Warkii oo dhan »
Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya oo u mahadceliyay Dowladda Canada

Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya oo u mahadceliyay Dowladda Canada

AUG 16, 2008

Sabti, August 16, 2008(HOL): Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Muxyaddiin Maxamed  Xaaji oo maanta shir jaraa’id ku...

Warkii oo dhan »
Dagaal Culus oo Ciidamada Itoobiya iyo Xoogagga Maxkamadaha ku dhaxmaray Magaalada Beledweyn

Dagaal Culus oo Ciidamada Itoobiya iyo Xoogagga Maxkamadaha ku dhaxmaray Magaalada Beledweyn

AUG 16, 2008

Sabti, August 16, 2008(HOL):  Dagaalka oo wali si goos goos ah uga soconaya qeybo ka mid ah Xaafadaha Magaalada Beledweyne ayaa bilaawday kadib m...

Warkii oo dhan »
Xildhibaan Jinni Boqor oo sheegay in waxyaabaha ay Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha isku hayaan ay ka weyn yihiin Xil-ka-qaadistii Maxamed Dheere

Xildhibaan Jinni Boqor oo sheegay in waxyaabaha ay Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha isku hayaan ay ka weyn yihiin Xil-ka-qaadistii Maxamed Dheere

AUG 16, 2008

Sabti, August 16, 2008(HOL):  Xildhibaan Cabdi Cabdulle Siciid Jinni Boqor oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wuxuu ka hadlay...

Warkii oo dhan »
Guddiyo kala metelaya Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo maanta isku soo horfariisinaya Dalka Jibouti

Guddiyo kala metelaya Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo maanta isku soo horfariisinaya Dalka Jibouti

AUG 16, 2008

Sabti, August 16, 2008(HOL):  Waxaa maanta uu shir uga furmayaa Magaalada Djibouti ee Dalka Jibouti Guddiyo ka kala socda Dowladda Federaalka iyo...

Warkii oo dhan »
Dadkii u barakacay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye oo ay cabsi la soo deristay

Dadkii u barakacay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye oo ay cabsi la soo deristay

AUG 16, 2008

Sabti, August 16, 2008(HOL): Dadkii ka barakacay Magaalada Muqdisho ee u qaxay deegaannada u dhaxeeya Magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye ayaa waxaa la...

Warkii oo dhan »