Wararka Maanta
Dhaca Taleefoonnada Mobile-ka oo habeenkii ku soo badanaya Magaalada Boosaaso
Khamiis, August 21, 2008(HOL): Waxaa xiliyada habeenkii ah ku soo badanaya Gudaha Magaalada Boosaaso dhaca Taleefoonnada Mobile-ka, iyadoo falkaasi dh...
Warkii oo dhan »
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo rajo wanaagsan ka muujiyay in ay Amniga wada sugaan Ciidamada Dowladda iyo kuwa Isbaheysiga Dib u xoreynta
Khamiis, August 21, 2008(HOL): Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Cawaale Qeybdii oo ka mid ah Guddiga Ammaanka ee ay lagu door...
Warkii oo dhan »
Dagaal xooggan oo ka socda magaalada Muqdisho
Khamiis, August 21, 2008(HOL): Dagaal xooggan oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa maanta wuxuu haatan ka socdaa caasimadda ...
Warkii oo dhan »
Senator Amy Klobuchar oo la shirtay Madaxda Jaaliyadda Soomaalida ee Gobolka Minnesota
Thursday, August 21, 2008 Minneapolis (HOL) - Senator Amy Klobuchar oo ah Senatarad laga soo doorto gobolka Minnesota aya...
Warkii oo dhan »
Dagaal ay Dad ku dhinteen oo ka dhacay Duleedka Magaalada Kismaayo
Arbaco, August 20, 2008(HOL): Ugu yaraan 9 qofood ayaa geeriyootay, tiro kale oo intaas ka badanna dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii uu maanta daga...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne Rayaale oo Shahaadooyin guddoonsiiyay Macalimiin Aqoon Jaamacadeed dhammaystay
Arbaco, August 20, 2008(HOL): Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa shahaado-sharaf guddoonsiiyay ilaa 20 Macalin oo ka mid ah 2000...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Magaalada Beledweyne oo Qaraxyo lala beegsaday
Arbaco, August 20, 2008(HOL): Ciidamada Itoobiyaanka ah ee ku sugan Magaalada Beledweyne ayaa waxay toogteen labo ruux oo rayid ah, kadib markii lagu ...
Warkii oo dhan »
Maamulka Puntland oo bilaabay dadaalo uu ku adkaynayo Xuduudaha uu la Wadaago Maamulka Somaliland
Arbaco, August 20, 2008(HOL): Maamulka Dawlad Goboleedka Puntland ayaa Ciidamo dheeraad ah geeyay degmada Buuhuudle ee Gobolka Cayn, kuwaasi oo loogu ...
Warkii oo dhan »
Dagaal khasaare dhimasho iyo dhaawac ah geystay oo saaka ka dhacay Magaalada Muqdisho
Arbaco, August 20, 2008(HOL): Dagaal culus oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa saaka aroortii wuxuu ka dhacay Isgoyska KM4 ...
Warkii oo dhan »
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo Ciidamada Amisom lix bilood ugu kordhiyay mudada ay joogayaan Soomaaliya
Arbaco, August 20, 2008(HOL): Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo xalay shir ka yeeshay arrimaha Dalka Soomaaliya ayaa wuxuu Ciidamada Amisom ugu ...
Warkii oo dhan »