Wararka Maanta
Wararkii u dambeeyay ee Shirka Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye uga socda Magaalada Burco
Talaado, August 26, 2008(HOL): Shirka Golaha dhexe ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye uga socda Magaalada Burco, isla markaana qasdigiisu yahay kala ...
Warkii oo dhan »
Qaylo dhaan Abaareed oo ka soo yeedhay Gobolka Oodweyne
Talaado, August 26, 2008(HOL): Maayarka Degmada Oodweyne ee Magaalo-madaxda Gobolka Oodweyne Md. Maxamed Xaaji Axmed (Gurmo), ayaa shaaca ka qaaday in...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo heshiis ay gaareen ku saxiixay Xarunta Midowga Afrika
Talaado, August 26, 2008(HOL): Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka heshiiyay khilaaf soo kala dhexgalay ayaa ...
Warkii oo dhan »
Diyaarad lagu soo rasaaseeyay Magaalada Kismaayo oo ku degtay Garoonka Diyaaradaha No. 50
Talaado, August 26, 2008(HOL): Diyaarad kuwa qaadka ah oo dooneysay in ay ku degto garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismayo ayaa halkaas lagu rasaaseeya...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Amisom iyo kuwa Dowladda Federaalka oo fariisimo cusub ka sameystay inta u dhaxeysa KM4 iyo Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde
Talaado, August 26, 2008(HOL): Ciidamada Amisom ee ku sugan Magaalada Muqdisho iyo Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwii dhawaan ...
Warkii oo dhan »
Cabsi dagaal oo ka jirta Magaalada Baardheere
Talaado, August 26, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in ay magaaladaas cabsi dagaal ka j...
Warkii oo dhan »
Guriga Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya oo Bambo gacmeed lagu weeraray
Talaado, August 26, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay weerar bambo gacmeed loo adeegsaday ku qaadeen guri uu magaalada B...
Warkii oo dhan »
Dowladda Canada oo dadaal ugu jirta sidii loo sii deyn lahaa Wariye looga heysto Soomaaliya
Talaado, August 26, 2008(HOL): Dowladda Canada ayaa waxay dadaal ugu jirtaa sidii loo sii deyn lahaa Wariye Amanda Lindhout, taasi oo seddex maalmood ...
Warkii oo dhan »
Dagaal saaka ka dhacay Magaalada Muqdisho
Talaado, August 26, 2008(HOL): Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa saaka waxaa ka dhacay Dagaal hubka noocyadiisa kala duwan la isu...
Warkii oo dhan »
Qaar ka mid ah Culima'udiinka Beledweyne oo wax laga xumaado ku tilmaamay hadal uu qalabka warbaahinta ka sheegay Duqa Magaalada Beledweyne
Talaado, August 26, 2008(HOL): Dagaalladii dhawaan ka dhacay Magaalada Beledweyne ee Xarunta u ah Gobalka Hiiraan waxaa ay sababeen in ay xirmaan Masj...
Warkii oo dhan »