Wararka Maanta

Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo soo saaray Bayaan lagu xirayo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo soo saaray Bayaan lagu xirayo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

SEP 13, 2008

Sabti, September 13, 2008(HOL): Ka dib muddo dheer oo qiimeyn iyo dabagal lagu waday howlaha rasimiga ah ee garoonka diyaaradaha Muqdisho, waxaa laga ...

Warkii oo dhan »
Dagaal ka dhacay inta u dhaxeysa Leego iyo Yaaq-biri-weyne

Dagaal ka dhacay inta u dhaxeysa Leego iyo Yaaq-biri-weyne

SEP 13, 2008

Sabti, September 13, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Wanla-weyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in uu maanta dagaal ka d...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Gobolka Bay oo u hanjabay Saxafiyiinta iyo Ganacsatada Baydhabo

Guddoomiyaha Gobolka Bay oo u hanjabay Saxafiyiinta iyo Ganacsatada Baydhabo

SEP 13, 2008

Sabti, September 13, 2008(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Bay C/fataax Ibraahim Geesey oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Baydhabo ayaa wuxuu ha...

Warkii oo dhan »
Maxamed Dheere oo wareejiyay Xilkii Guddoomiyenimada Maamulka Gobolka Banaadir

Maxamed Dheere oo wareejiyay Xilkii Guddoomiyenimada Maamulka Gobolka Banaadir

SEP 13, 2008

Sabti, September 13, 2008(HOL): Guddoomiyihii hore ee maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa maanta wuxuu wareejiyay xil...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Daahir Rayaale oo qaabiley Wefti sare oo ka socday Ururka Midowga Afrika

Madaxweyne Daahir Rayaale oo qaabiley Wefti sare oo ka socday Ururka Midowga Afrika

SEP 13, 2008

Sabti, 13 September 2008 (HOL): Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabiley Wefti uu hoggaaminayo Wakiilka Uru...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiya oo isaga baxay Beledweyne iyo Xoogagga Maxkamadaha oo la wareegay gacan ku heynta Magaalada

Ciidamada Itoobiya oo isaga baxay Beledweyne iyo Xoogagga Maxkamadaha oo la wareegay gacan ku heynta Magaalada

SEP 13, 2008

Sabti, September 13, 2008(HOL): Waxaa xalay saacadu markey aheyd 12:00 Saq dhexe isagga isaga baxay farsiimadii ay ku lahaayeen Magaalada Beledweyne&n...

Warkii oo dhan »
Weerar hoobiyayaal loo adeegsaday oo xalay lagu qaaday qeybo ka mid ah Magaalada Baydhabo

Weerar hoobiyayaal loo adeegsaday oo xalay lagu qaaday qeybo ka mid ah Magaalada Baydhabo

SEP 13, 2008

Sabti, September 13, 2008(HOL): Magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ka dhacay weerar madaafiic loo adeegsad...

Warkii oo dhan »
Qarax ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Towfiiq

Qarax ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Towfiiq

SEP 13, 2008

Sabti, September 13, 2008(HOL): Qarax loo adeegsaday Miinada Dhulka lagu aaso ee meelaha fog fog laga hago ayaa saaka lala beegsaday Ciidamo ka amar q...

Warkii oo dhan »
Xaaladda Deegaano u dhaxeeya Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo colaado ay ka jireen oo degan

Xaaladda Deegaano u dhaxeeya Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo colaado ay ka jireen oo degan

SEP 13, 2008

Sabti, September 13, 2008(HOL): Waxaa degaanaansho laga soo sheegayaa Deegaanno u dhaxeeya Gobollada Hiiraan iyo Shabeelle Dhexe, kuwaasi oo dhawaanah...

Warkii oo dhan »
Dhibaatada ay qabaan Dadka u tahriiba Yemen

Dhibaatada ay qabaan Dadka u tahriiba Yemen

SEP 13, 2008

Sabti, September 13, 2008(HOL): Magaalada Boosaaso oo ah Magaalo Xeebeed ku taall dhanka Bari ee dalka Somalia,waxaa maalmihi u danbeeyay ku qul qulay...

Warkii oo dhan »