Wararka Maanta

Ciidamo Itoobiyaan ah oo Dad Rayid ah ku dilay Baydhabo

Ciidamo Itoobiyaan ah oo Dad Rayid ah ku dilay Baydhabo

SEP 18, 2008

Khamiis, September 18, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ayaa waxay sheegayaan in Ciidamo Itoobiyaan ah ay dad ku dileen gudaha m...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo ku hanjabtay in ay Warqadaha Ruqsadda Shaqo kala noqon doonto Shirkadaha Diyaaradaha haddii ay Diyaaradahooda ka soo degi waayaan Garoonka Muqdisho

Dowladda Federaalka oo ku hanjabtay in ay Warqadaha Ruqsadda Shaqo kala noqon doonto Shirkadaha Diyaaradaha haddii ay Diyaaradahooda ka soo degi waayaan Garoonka Muqdisho

SEP 18, 2008

Khamiis, September 18, 2008(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Shirkadaha Diyaaradaha ee isticmaala Garoonka Diyaaradaha Muqdihso waxay ugu han...

Warkii oo dhan »
Dowladda Spian oo Diyaarad Mileteri ku ilaalineysa Xeebaha Soomaaliya

Dowladda Spian oo Diyaarad Mileteri ku ilaalineysa Xeebaha Soomaaliya

SEP 18, 2008

Khamiis, September 18, 2008(HOL): Dowladda Spain ayaa shaaca ka qaaday in ay Xeebaha Soomaaliya u soo direyso Diyaarad Mileteri oo la socon doonta dha...

Warkii oo dhan »
Madaafiic xalay lagu weeraray fariisinka Ciidaamada Itoobiya ee Jante-kuundisho

Madaafiic xalay lagu weeraray fariisinka Ciidaamada Itoobiya ee Jante-kuundisho

SEP 18, 2008

Khamiis, September 18, 2008(HOL): Xoogagga ka soo jorjeeda Siyaasada Dowladda Federaalka iyo joogitaanka Ciidamada Itoobiya ayaa weeraray loo adeegsad...

Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo howlgallo ka sameeyay Xaafado ka tirsan Degmada Xamar-weyne

Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo howlgallo ka sameeyay Xaafado ka tirsan Degmada Xamar-weyne

SEP 18, 2008

Khamiis, September 18, 2008(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay howlgallo ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Degm...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo wada hadallo seddex maalmood soconaya uga bilowdeen Dalka Jibouti

Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo wada hadallo seddex maalmood soconaya uga bilowdeen Dalka Jibouti

SEP 17, 2008

Arbaco, September 17, 2008(HOL): Hotelka Sheraton ee Magaalada Djibouti ee Dalka Jibouti ayaa maanta waxaa ka bilowday shir seddex maalmood socon doon...

Warkii oo dhan »
Dagaal saaka ka dhacay Muqdisho

Dagaal saaka ka dhacay Muqdisho

SEP 17, 2008

Arbaco, September 17, 2008(HOL): Dagaal xooggan oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa wuxuu ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmada Hod...

Warkii oo dhan »
Kooxda Caalamiga ah ee Xiriirka Soomaaliya oo soo dhaweysay Heshiiska ay Dhinacyada Soomaaliya Jibouti ku gaareen

Kooxda Caalamiga ah ee Xiriirka Soomaaliya oo soo dhaweysay Heshiiska ay Dhinacyada Soomaaliya Jibouti ku gaareen

SEP 17, 2008

Arbaco, September 17, 2008(HOL): Kooxda Caalamiga ah ee Xiriirka Soomaaliya (International Contact Group) oo shir kula yeelatay Magalada Djibouti dhin...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Amisom ee Muqdisho ku sugan oo sheegay in aysan joojin doonin Duulimaadyada Mileteriga ah ee u yimaada

Ciidamada Amisom ee Muqdisho ku sugan oo sheegay in aysan joojin doonin Duulimaadyada Mileteriga ah ee u yimaada

SEP 17, 2008

Arbaco, September 17, 2008(HOL): Ciidamada Amisom ee ku sugan Magaalada Muqdisho, isla markaana suga ammaanka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa sheeg...

Warkii oo dhan »
Hay’adda WFP oo Midowga Yurub ka codsatay Maraakiib Dagaal oo Burcad Badeedka ka ilaaliya Gargaarka Bani’aadannimo ee ay Soomaaliya geyso

Hay’adda WFP oo Midowga Yurub ka codsatay Maraakiib Dagaal oo Burcad Badeedka ka ilaaliya Gargaarka Bani’aadannimo ee ay Soomaaliya geyso

SEP 17, 2008

Arbaco, September 17, 2008(HOL): Hay’adda Cuntada Adduunka ee WFP ayaa ka codsatay Dalalka ku bahoobay Ururka Midowga Yurub in ay ku caawiyaan Maraa...

Warkii oo dhan »