Wararka Maanta

Guddiyo ka kala socda Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo Seminaar ku qaadanaya Dalka Koofur Afrika

Guddiyo ka kala socda Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo Seminaar ku qaadanaya Dalka Koofur Afrika

OCT 11, 2008

Sabti, October 11, 2008(HOL): Wufuudan ayaa waxa ay halkan yimaadeen 8dii bishan aynu ku jirno, waxayna ka kooban yihiin 11 xubnood oo mid ay dumar ta...

Warkii oo dhan »
Cabashooyinka ka soo baxaya habka Guddiga Doorashooyinka Somaliland u maamulay hawlaha Ololaha wacyigelinta Diiwaangelinta Codbixiyayaasha

Cabashooyinka ka soo baxaya habka Guddiga Doorashooyinka Somaliland u maamulay hawlaha Ololaha wacyigelinta Diiwaangelinta Codbixiyayaasha

OCT 11, 2008

Sabti, October 11, 2008(HOL):  Ololaha wacyi gelinta Diiwaangelinta Cod-bixiyayaasha doorashooyinka ayaa xilligan ka bilawday gobollo ay ka mid y...

Warkii oo dhan »
Kooxo Burcad Badeed ah oo af-duubtay Markab ku sii jeeday Dekedda Boosaaso oo Ganacsato Soomaaliyeed u rarnaa iyo Maamulka Puntland oo arrintaas shir ka yeeshay

Kooxo Burcad Badeed ah oo af-duubtay Markab ku sii jeeday Dekedda Boosaaso oo Ganacsato Soomaaliyeed u rarnaa iyo Maamulka Puntland oo arrintaas shir ka yeeshay

OCT 10, 2008

Jimco, October 10, 2008(HOL): Markabkan oo siday Shimiitada Guryaha lagu dhiso ayaa u rarnaa Shirkad Ganacsi oo lagu magacaabo Barwaaqo taasi oo fadhi...

Warkii oo dhan »
Diyaaraddii labaad oo Dad la soo tarxiilay wadday oo ka degtay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Diyaaraddii labaad oo Dad la soo tarxiilay wadday oo ka degtay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

OCT 10, 2008

Jimco, October 10, 2008(HOL): Diyaaraddii labaad oo wada dad laga soo tarxiilay dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa maanta waxay si nabadgelyo ah uga de...

Warkii oo dhan »
Golaha Odayaasha Dhaqanka Gobalka Hiiraan oo kulan ay yeesheen kaga wada hadlay dilkii Guddoomiyahoodii Nabadoon Dacar Xirsi Xooshow

Golaha Odayaasha Dhaqanka Gobalka Hiiraan oo kulan ay yeesheen kaga wada hadlay dilkii Guddoomiyahoodii Nabadoon Dacar Xirsi Xooshow

OCT 10, 2008

Jimco, October 10, 2008(HOL): Fadhi aan caadi aheyn oo ku yeesheen Magaalada Beledweyne Golaha Odayaasha Dhaqanka Gobalka Hiiraan oo ka kooban 63 Xuno...

Warkii oo dhan »
NATO oo Maraakiib Dagaal u soo direysa Xeebaha Soomaaliya

NATO oo Maraakiib Dagaal u soo direysa Xeebaha Soomaaliya

OCT 10, 2008

Jimco, October 10, 2008(HOL): Wadamada ku bahoobay Gaashaan-buurta NATO ayaa waxay shaaciyeen in ay Maraakiib Dagaal iyo Ciidamo u dirayaan Xeebaha So...

Warkii oo dhan »
Waa Sidee Xaaladda degmada Moqokore ee Gobalka Hiiraan kadib dagaal  shalay ku dhaxmaray Ciidamada Maxkamadaha iyo Maleeshiyo Beeleed?

Waa Sidee Xaaladda degmada Moqokore ee Gobalka Hiiraan kadib dagaal shalay ku dhaxmaray Ciidamada Maxkamadaha iyo Maleeshiyo Beeleed?

OCT 10, 2008

Jimco, October 10, 2008(HOL): Xaaladda Deegaanka Moqokori ee Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan ayaa xasiloon kadib dagaal maalintii shalay ahayd ...

Warkii oo dhan »
Shiikh Shariif Shiikh Axmed  iyo Shiikh Yuusuf Indha-Cadde oo nasiib-darro ku tilmaamay dilkii Nabaddoon Dacar Xirsi Xooshow

Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Shiikh Yuusuf Indha-Cadde oo nasiib-darro ku tilmaamay dilkii Nabaddoon Dacar Xirsi Xooshow

OCT 09, 2008

Khamiis, October 09, 2008(HOL): Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa ka hadlay dilkii dorraad loogu gey...

Warkii oo dhan »
Abuu Mansuur oo ka jawaabay eedeymo badan oo loo jeediyay Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab

Abuu Mansuur oo ka jawaabay eedeymo badan oo loo jeediyay Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab

OCT 09, 2008

Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab Shiikh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur Khamiis, October 09, 2008(HOL): Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab Shiikh...

Warkii oo dhan »
Diyaarad Dad Rakaab ah wadda oo saaka ka degtay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Diyaarad Dad Rakaab ah wadda oo saaka ka degtay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

OCT 09, 2008

Khamiis, October 09, 2008(HOL): Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa saaka waxaa ku soo degtay Diyaaraddii ugu horeysay oo dad ...

Warkii oo dhan »