Wararka Maanta

Guddiyada Siyaasadda iyo Amniga Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo mar kale dabayaaqada bishan ku kulmaya Jibouti

Guddiyada Siyaasadda iyo Amniga Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo mar kale dabayaaqada bishan ku kulmaya Jibouti

OCT 17, 2008

Jimco, October 17, 2008(HOL): 25-26-ka Bishan ayaa waxaa mar kale dalka Jibouti ku kulmaya Guddiyo ka kala socda Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga D...

Warkii oo dhan »
Waa Sidee Xaaladda Magaalada Muqdisho kadib dagaallo xooggan oo shalay ka dhacay?

Waa Sidee Xaaladda Magaalada Muqdisho kadib dagaallo xooggan oo shalay ka dhacay?

OCT 17, 2008

Jimco, October 17, 2008(HOL): Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa saaka xaaladdeeda waxay tahay mid degan kadib dagaallo xooggan oo...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xoogagga ka soo horjeeda oo guulo ka kala sheegtay dagaallo shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xoogagga ka soo horjeeda oo guulo ka kala sheegtay dagaallo shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho

OCT 17, 2008

Jimco, October 17, 2008(HOL): Afhayeenno u kala hadlay Ciidamada Mileteriga Dowladda Federaalka iyo Xoogagga Jabhul Islaamiya ayaa waxay kala sheegtee...

Warkii oo dhan »
Dagaallo Dhimasho badan geystay oo galabta ka dhacay Magaalada Muqdisho

Dagaallo Dhimasho badan geystay oo galabta ka dhacay Magaalada Muqdisho

OCT 16, 2008

Khamiis, October 16, 2008(HOL): Ku dhawaad 15 ruux ayaa geeriyootay, tiro kale oo intaas ka badanna dhaawacyo kala duwan ayaa soo gaaray kadib markii ...

Warkii oo dhan »
Wararkii ugu dambeeyay dagaal saacado socday oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho

Wararkii ugu dambeeyay dagaal saacado socday oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho

OCT 16, 2008

Khamiis, October 16, 2008(HOL): Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ka dhacay dagaal xooggan oo saacado socday, kaasi ...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo la hadlay Dad ku hor-banaanbaxay guriga uu Muqdisho ka degan yahay

Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo la hadlay Dad ku hor-banaanbaxay guriga uu Muqdisho ka degan yahay

OCT 16, 2008

Khamiis, October 16, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa maanta wuxuu la kulmay dad b...

Warkii oo dhan »
Dhaawaca Labo Askari oo ka tirsan Ciidanka Puntland oo maanta la keenay Dekadda Boosaaso

Dhaawaca Labo Askari oo ka tirsan Ciidanka Puntland oo maanta la keenay Dekadda Boosaaso

OCT 16, 2008

Khamiis, October 16, 2008(HOL): Dhaawaca laba Askari oo ku soo dhaawacantay hawlgalkii ay Ciidamada Puntland ku soo furteen Markabkii Shirkadda Barwaa...

Warkii oo dhan »
Waalidiinta Arday wax ka barata Dugsiga sare ee Degmada Cadale oo eedeyn u jeediyay Hay'ad Dugsigaas gacanta ku heysa

Waalidiinta Arday wax ka barata Dugsiga sare ee Degmada Cadale oo eedeyn u jeediyay Hay'ad Dugsigaas gacanta ku heysa

OCT 16, 2008

Khamiis, October 16, 2008(HOL): Waalidiinta iyoArdayda ku dhaqan degmada Cadale ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxay ka cabanayaan waxbarasho la’a...

Warkii oo dhan »
Dagaal ka socda Isgoyska KM4 ee Magaalada Muqdisho

Dagaal ka socda Isgoyska KM4 ee Magaalada Muqdisho

OCT 16, 2008

Khamiis, October 16, 2008(HOL): Dagaal culus oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa wuxuu ka socdaa Isgoyska KM4  ee Magaalada ...

Warkii oo dhan »
Mid ka mid ah Mas’uuliyiinta Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo sheegay in uu dacwad ka furanayo Ciidamada Amisom oo toogtay wiil uu dhalay

Mid ka mid ah Mas’uuliyiinta Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo sheegay in uu dacwad ka furanayo Ciidamada Amisom oo toogtay wiil uu dhalay

OCT 16, 2008

Khamiis, October 16, 2008(HOL): Maxmed Siyaad Axmed oo ah Maareeyaha Marista Hawada ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in uu...

Warkii oo dhan »