Wararka Maanta
IGAD oo sheegtay in aysan jirin Dowlad lagu dhisayo Shirka looga yeeray Dowladda Federaalka Soomaaliya
Axad, October 19, 2008(HOL): Xoghayaha guud ee Urur Goboleedka IGAD Maxbuub Maxamed Macallin ayaa ka warbixiyay shirka loogu yeeray Baarlamaanka iyo M...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo dhaweysay Maraakiibta Dagaal ee ay NATO u soo dirtay Xeebaha Soomaaliya
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde)Axad, October 19, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda...
Warkii oo dhan »
Markabkii Shirkadda Barwaaqo oo maanta la keenay Dekadda Boosaaso
Axad, October 19, 2008(HOL): Waxaa Goor sii horeysay ku soo xirtay Dekadda Magaalada Boosaaso Markabkii Waa’il, kaasi oo dhawaan Ciidamada Puntland ...
Warkii oo dhan »
Dagaal ka dhacay duleedka Baydhabo
Axad, October 19, 2008(HOL): Dagaal xooggan ayaa shalay gelinkii dambe waxaa uu ka dhacay deegaanka Ceel-doon oo dhowr iyo toban Km Waqooyi kaga beega...
Warkii oo dhan »
Afhayeenka Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo ka warbixiyay Ciidamo la soo dhigay Xaafado ka tirsan Degmada Hodan
Axad, October 19, 2008(HOL): Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed G/lle dhexe C/llaahi Xasan Bariise ayaa wuxuu ka warbixiyay ciidamo la soo deji...
Warkii oo dhan »
Waxgaradka iyo Maamulka Deegaanka Halgan ee Gobalka Hiiraan oo ka cabanaya Biyo la'aan soo food saartay
Axad, October 19, 2008(HOL): Waxgaradka iyo Maamulka Deegaanka Halgan (Ex-41) oo la soo xariiray HOL ayaa waxaa ay sheegeen in Biyo la'aan daran soo f...
Warkii oo dhan »
Wasiirka Arrimada Dibada UK oo la kulmay Jaaliyada Somaliland ee Gobolka Wales.UK
Wasiirka Arrimaha debada ee dalkan Britain Hon David Miliband MP iyo qaar ka mid jaaliyadda reer Somaliland ee ku nool gobolka Wales. Somali ...
Warkii oo dhan »
PROF. DALXA: “Ciidamada Mareykanka, Ruushka iyo NATO sharci darro ayay ku joogan Xeebaha Soomaaliya, waana in ay ka baxaan”
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Cumar Dalxa Sabti, October 18, 2008(HOL): Guddoomiye ku xigeenka k...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ku adkeysanaya in uu saxsan yahay Go’aan uu Baarlamaanka ku gaaray in aan shaqada lagu soo celin Wasiirro is-casilay
Sabti, October 18, 2008(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe) oo u waramayay Laanta Afka Soomaal...
Warkii oo dhan »
Waaxda Socdaalka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo beenisay eedeyn loo soo jeediyay
Sabti, October 18, 2008(HOL): Taliyaha Waaxda Socdaalka Dowladda Federaalka Soomaaliya Jen. C/llaahi Gaafow Maxamuud oo maanta shir jaraa’id ku qabt...
Warkii oo dhan »