Wararka Maanta
Dagaal ka dhacay qeybo ka mid ah Degmooyinka Yaaqshiid iyo Huriwaa ee Gobolka Banaadir
Arbaco, October 22, 2008(HOL): Xaafado ka tirsan Degmooyinka Yaaqshiid iyo Huriwaa ee gobolka Banaadir ayaa maanta waxaa ka dhacay dagaal xooggan oo u...
Warkii oo dhan »
Waxgarad iyo Odayaal ka tirsan Beesha Xawaadle oo Bayaan ka soo saaray xaaladda Nabad-galyo ee Gobalka Hiiraan
Arbaco, October 22, 2008(HOL): Kulan ballaaran oo ku yeesheen Magaalada Beledweyne Odayaal iyo Waxgarad ka tirsan Beesha Xawaadle tan iyo wixii ka dan...
Warkii oo dhan »
Wasiirka Waxbarashada TFG oo sheegay in uu ka xun yahay goobo waxbarasho oo ku xirmay Dagaallada ka dhaca Magaalada Muqdisho
Talaado, October 21, 2008(HOL): Wasiirka Waxbarashada Xukuumadad Federaalka Soomaliya, ahna Ra’iisal Wasaare ku xigeen Avv. Caydiid C/llaahi Ilka Xa...
Warkii oo dhan »
Aabaha Saxafi Soomaaliyeed oo la af-duuban Wariyayaal Ajnabi oo codsaday in Wiilkiisa iyo Wariyayaasha la xiran la sii daayo
Talaado, October 21, 2008(HOL): Maxamed Cilmi Dheere oo ah Aabaha dhalay C/fataax Maxamed Cilmi oo la af-duuban Wariyayaal u kala dhashay Canada iyo A...
Warkii oo dhan »
Ciidamadii Puntland ee ku guulastay hawl-galkii lagu soo frtay Markabkii u rarnaa Shirkadda Barwaaqo oo abaal-mari la guddoonsiiyay
Talaado, October 21, 2008(HOL): Munaasabad abaal-marino lagu Guddoonsiinayo Ciidamadii ku soo guulaystay soo furashadii markabkii Shirkadd...
Warkii oo dhan »
Milkilayaasha Gaadiidka Xamuulka oo ka biyo diidan lacag ay ku soo rogtay Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya
Talaado, October 21, 2008(HOL): Milkilayaasha Gaadiidka Xamuulka ah ee ka shaqeeya Dekedda Muqdisho ayaa waxay ka biyo diideen lacag ay ku soo r...
Warkii oo dhan »
Dagaal ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmada Huriwaa ee Gobolka Banaadir
Talaado, October 21, 2008(HOL): Xaafado ka tirsan Degmada Huriwaa ee Gobolka Banaadir ayaa saaka waxaa ka dhacay dagaal xooggan oo dhexmaray Ciidamo k...
Warkii oo dhan »
Ban Ki-Moon oo cambaareeyay kooxihii ka dambeeyay dilka Shaqaale Qaramada Midoobay u shaqeynayay oo lagu dilay Dalalka Soomaaliya iyo Afghanistan
Talaado, October 21, 2008(HOL): Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mr. Ban Ki-moon ayaa cambaareeyay kooxihii ka dambeeyay dilka Samafalayaal u shaqe...
Warkii oo dhan »
Shilal Baabuur oo dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Deegaanno ka tirsan Gobollada Shabeelaha Dhexe iyo Shabeelaha Hoose
Talaado, October 21, 2008(HOL): Deegaanno ka kala tirsan Gobollada Shabeelaha Dhexe iyo Shabeelaha Hoose ayaa waxaa xalay ka dhacay shilal baabuur, ku...
Warkii oo dhan »
Maxaad u qaban kartaa gabadhan xanuunsaneysa?
Talaado, October 21, 2008(HOL): Falis waa gabar oo Soomaaliyeed oo cudur uga dhacay lugta, waxay ka dhalatay qoys Somaaliyeed oo reer guu...
Warkii oo dhan »