![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
Gabadhaan cudurka haya ma ahan mid wax looga qaban karo Wadanka Kenya marka waxaan goostey inaan la xariiro Cabdi Muuse Maaxaay oo caawiyey caruur Soomaaliyeed. Maanta waxay sugtaa waa dhamaan umadda Soomaaliyeed inay wax la qabtaan. Waxaana ku tala jirnaa inaan Keeno North America si ay gargaar caamifaad u hesho.
Waxaan ummada Soomaaliyeed ka codsanayaa inay wax naga qabtaan dhibaatada haysato gabadhaan, marna ha yaraysan waxaad ku sadaqayn katid waxaad wax ugu soo hagaajin kartaa
Caabiyo Ciise oo laga helo 612-298-1044 Minneapolis Minnesota ama Fartuun Hussein oo laga helo 612481-4623 Minneapolis Minnesota. Waxaan imin sanahay inaan wax ka badeli doono nolasha gabadhaan ama anigoo ah Halima Guled oo layga helo telephoonkan (613) 225-9096.
Hiiraan Online



