Wararka Maanta

Maraakiib NATO ay u soo dirtay Xeebaha Soomaaliya oo ilaalin doona Maraakiibta Mucaawinada u wada Soomaaliya

Maraakiib NATO ay u soo dirtay Xeebaha Soomaaliya oo ilaalin doona Maraakiibta Mucaawinada u wada Soomaaliya

OCT 25, 2008

Sabti, October 25, 2008(HOL): Seddex Markab oo ka mid ah Todobo Markab oo ay NATO u soo dirtay Xeebaha Soomaaliya, si ay ula dagaallamaan Kooxaha Burc...

Warkii oo dhan »
Marka oo laga mamnuucay in hub lagu dhex qaato

Marka oo laga mamnuucay in hub lagu dhex qaato

OCT 25, 2008

Sabti, October 25, 2008(HOL): Maamulka ka taliya Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa wuxuu amar ku bixiyay in aan gudaha Magaalada Marka lagu qaadan karin h...

Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya oo gaaray Degmooyinka Xudur iyo Waajid ee Gobolka Bakool

Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya oo gaaray Degmooyinka Xudur iyo Waajid ee Gobolka Bakool

OCT 25, 2008

Sabti, October 25, 2008(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in ay gaareen Degmooyinka Xudur iyo Waajid ...

Warkii oo dhan »
Madaafiic Hoobiyayaal ah oo xalay lagu garaacay Garoonka Diyaaradaha Baydhabo

Madaafiic Hoobiyayaal ah oo xalay lagu garaacay Garoonka Diyaaradaha Baydhabo

OCT 25, 2008

Sabti, October 25, 2008(HOL): Xoogagga Al-Shabaab ee sida weyn uga soo horjeeda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo joogitaanka Ciidamada Itoobiya ee D...

Warkii oo dhan »
Arday iyo Waalidiin Bannaanbax ka dhigay Muqdisho

Arday iyo Waalidiin Bannaanbax ka dhigay Muqdisho

OCT 24, 2008

Jimco, October 24, 2008(HOL): Banaanbaxan oo ay soo qaban qaabiyeen Haweenka Nabadda Gobolka Banaadir ayaa wuxuu ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoysyada ...

Warkii oo dhan »
Diiwaangelinta Cod-bixiyayaasha Doorashooyinka Somaliland oo ka bilaabantay Gobolkii labaad & daldaloolooyinka muuqda

Diiwaangelinta Cod-bixiyayaasha Doorashooyinka Somaliland oo ka bilaabantay Gobolkii labaad & daldaloolooyinka muuqda

OCT 24, 2008

Jimco, 24 October 2008 (HOL): In ka badan 150 goobood oo ka tirsan Gobolka Awdal ayaa  saaka arooryadii hore ay ka bilaabantay Diiwaangelinta Cod...

Warkii oo dhan »
Ahmedou Ould-Abdallah oo sheegay in uu ku faraxsan yahay is-fahamka u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta

Ahmedou Ould-Abdallah oo sheegay in uu ku faraxsan yahay is-fahamka u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta

OCT 24, 2008

Wakiilka Xoghayah Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Ahmedou Ould-Abdallah Jimco, October 24, 2008(HOL): Wakiilka...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Jibouti oo sheegay in Shirarka Jibouti iyo Kenya aysan burineynin balse ay is-buuxinayaan

Madaxweynaha Jibouti oo sheegay in Shirarka Jibouti iyo Kenya aysan burineynin balse ay is-buuxinayaan

OCT 24, 2008

Madaxweynaha Dowladda Jibouti -Ismaaciil Cumar GeelleJimco, October 24, 2008(HOL): Madaxweynaha Jibouti Ismaaciil Cumar Geelle oo u waramayay La...

Warkii oo dhan »
Dagaal Labo Beelood ku dhaxmaray Tuulo ku dhaw Beledweyne

Dagaal Labo Beelood ku dhaxmaray Tuulo ku dhaw Beledweyne

OCT 24, 2008

Jimco, October 24, 2008(HOL): Inta la og-yahay 3 ruux ayaa ku dhaawacantay Dagaal saacado badan qaatay oo gelinkii danbe ee shalay ku dhexmaray labo M...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Maxkamadaha Islaamka Gobolka Shabeelaha Dhexe oo gacanta ku soo dhigay Burcad Dhac iyo Kufsi geystay

Ciidamada Maxkamadaha Islaamka Gobolka Shabeelaha Dhexe oo gacanta ku soo dhigay Burcad Dhac iyo Kufsi geystay

OCT 24, 2008

Jimco, October 24, 2008(HOL): Ciidamada Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe ee hoostaga Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxay gacanta ku soo dhigeen Rag B...

Warkii oo dhan »