Wararka Maanta
Dowladaha Canada iyo Australia oo Deeq Dawo iyo Shidaal ah gaarsiiyay Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee Magaalada Muqdisho
Isniin, October 27, 2008(HOL): Dowladaha Canada iyo Australia ayaa maanta waxay deeq dawo iyo shidaal ah gaarsiiyeen Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka...
Warkii oo dhan »
Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta la diiwaangeliyay si ay berri ula shiraan Wasiirrada Arrimaha Dibadda IGAD
Isniin, October 27, 2008(HOL): Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maalmihii aynu ka soo gudubnay ku sii qul-qulayay Magaalada Nairobi...
Warkii oo dhan »
Afar Ruux oo lagu dilay bartamaha Beledweyne
Isniin, October 27, 2008(HOL): Rag Bastoolado ku hubeysan ayaa maanta duhurradii waxay ku dileen bartamaha magaalada Beledweyne, gaar ahaan nawa...
Warkii oo dhan »
Shiikh Xasan Daahir Aweys oo sheegay in uusan macno lahayn Heshiiskii Jibouti Xabaddana ay sii socon doonto
Shiikh Xasan DaahirAweysIsniin, October 27, 2008(HOL): Shiikh Xasan DaahirAweys oo ah Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo qarax lagula beegsaday inta u dhaxeyso Degmada Afgooye iyo Deegaanka Carbiska
Isniin, October 27, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku sii jeeday Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa saaka waxaa qarax lagula ...
Warkii oo dhan »
Dagaal ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmooyinka Yaaqshiid iyo Huriwaa ee Gobolka Banaadir
Isniin, October 27, 2008(HOL): Xaafado ka tirsan Degmooyinka Yaaqshiid iyo Huriwaa ee gobolka Banaadir ayaa maanta waxaa ka dhacay dagaal xooggan oo u...
Warkii oo dhan »
Dadka ku dhaqan Magaalada Beledweyne oo si weyn u soo dhaweeyay heshiiskii ay wada gaareen Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta
Isniin, October 27, 2008(HOL): Maalintii shalay ayay aheyd markii Dalka Jabuuti ay heshiis ku kala saxiixdeen Ergo ka kala socta Dowladda Federa...
Warkii oo dhan »
Mas’uuliyiin u hadlay Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo ballanqaaday in ay meel-marinayaan Heshiiska ay wada gaareen
Shiikh Shariif iyo Axmed C/salaanAxad, October 26, 2008(HOL): Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed iy...
Warkii oo dhan »
WAR DEG DEG AH: Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo heshiis muhiim ah ku gaaray Jibouti
Axad, October 26, 2008(HOL): Wada hadalladii labada maalmood uga socday Dalka Jibouti Guddiyadii ka kala socday Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Di...
Warkii oo dhan »
Xildhibaanadii ugu dambeeyay oo saaka laga daad-gureynayo Magaalada Baydhabo
Axad, October 26, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in saaka magaaladaas laga d...
Warkii oo dhan »