Wararka Maanta

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya iyo Wasiirro ka tirsan Xukuumaddiisa oo kormeer ku tegay Dekedda Muqdisho

MAR 01, 2009

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya (Dhexda)-Cumar C/rashiid Cali Sharma-arke iyo wafdi uu hoggaaminayoAxad, March 01, 2009(HOL): Ra’iisal Wasaara...

Warkii oo dhan »

Xisbiga Kulmiye oo ku gacan-sayray hindise Komishanka Doorashooyinka Somaliland soo jeediyeen

MAR 01, 2009

Axad, March 01, 2009(HOL): Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye ayaa maanta shaaca ka qaaday in aanay aqbali doonin haddii aan Doorashada Madaxtooyada Som...

Warkii oo dhan »

Taliye cusub oo maanta loo magacaabay Ciidamada daraawiishta Puntland

MAR 01, 2009

Axad, March 01, 2009(HOL): Madaxwaynaha DGPL C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta magacaabay taliyaha ciidanka daraawiishta ee DGPL kadib digreeto uu...

Warkii oo dhan »

Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya oo baaq u jeediyay Xoogagga ka soo horjeeda Dowladda Midnimada Qaran ee Soomaaliya

MAR 01, 2009

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Baarlamaanka Soomaaliya Cusmaan Cilmi Boqorre Axad, March 01, 2009(HOL): Guddoomiye ku xigeenka labaad e...

Warkii oo dhan »

Golaha Odayaasha Dhaqanka G/Hiiraan oo taageeray hadalkii Madaxwenye Shariif Shiikh Axmed iyo dadaalka Culimada Soomaaliyeed ee Dhinaca Nabadda

MAR 01, 2009

Axad, March 01, 2009(HOL): Golaha Odayaasha Dhaqanka Goballka Hiiraan oo maalmihii aynu soo dhaafnay kulamo is-daba joog ah ku lahaa Magaalada Beledwe...

Warkii oo dhan »

Maamullo ka taliya Gobollada Shabeelaha Hoose iyo Gedo oo mamnuucay in la dhigo lagu xusayo Dhalashada Nabi Muxamed

MAR 01, 2009

Axad, March 01, 2009(HOL): Maamullo Islaami ah oo ka taliya Gobollada Shabeelaha Hoose iyo Gedo ee dalka Soomaaliya ayaa waxay mamnuuceen in degmooyin...

Warkii oo dhan »

Hay’ad Caalami ah oo qalab Isboorti guddoonsiisay Xiriirka Soomaaliyeed ee Ciyaaraha fudud

MAR 01, 2009

Axad, March 01, 2009(HOL): Hay’ad Caalami ah oo lagu magacaabo Life International Local Initiative For Education oo xarun ku leh Magaalada Djibouti ...

Warkii oo dhan »

Maamullada ka dhisan magaalada Gaalkacyo oo la sheegay in ay midoobayaan

FEB 28, 2009

Sabti, February 28, 2009(HOL): Madaxwaynaha DGPL C/raxmaan Maxamed Faroole oo maalmihii la soo dhaafay booqosho ku joogay magaalada Galkacayo ayaa la ...

Warkii oo dhan »

Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in uu Ciidamada Amisom kala hadlay in aysan dadka rayidka duqeynin

FEB 28, 2009

Madaxweynaha  Soomaaliya -Shiikh Shariif Shiikh Axmed Sabti, February 28, 2009(HOL): Madaxweynaha Dowladda Midnimada Qaran ee Soomaali...

Warkii oo dhan »

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo shirkoodii ugu horeeyay Muqdisho ku yeeshay

FEB 28, 2009

Sabti, February 28, 2009(HOL): Golaha Wasiirrada Xukuumadda Midnimada Qaran ee Soomaaliya ayaa maanta waxay shirkoodii ugu horeeyay ku yeesheen Magaal...

Warkii oo dhan »