Wararka Maanta

Maxaad ku caawin kartaa wiilkan yar ee Xanuunsanaya?

FEB 26, 2009

Khamiis, February 26, 2009(HOL): Runtii ma ahan wax sahalan Xanuunka haya C/llaahi Cumar Xaanshi Cusmaan oo ah Wiil yar oo 5 Bilood  jir ah, kuna...

Warkii oo dhan »

Al-Shabaab oo la wareegay gacan ku heynta Degmada Xudur ee Gobolka Bakool

FEB 25, 2009

Arbaco, February 25, 2009(HOL):  Xoogag ka amar qaata Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ayaa maanta waxay la wareegeen gacan ku heynta Degmada Xudur ee xar...

Warkii oo dhan »

Xildhibaano iyo Wasiirro ka tirsan Dowladda Midnimada Qaran ee Soomaaliya oo Muqdisho ku laabtay

FEB 25, 2009

Arbaco, February 25, 2009(HOL):  Ku dhawaad 100 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ay wehlinayaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda S...

Warkii oo dhan »

Maamulka Puntland oo dhoofiyay Makiinad lacagta faalsada ah lagu samayn jiray

FEB 25, 2009

Arbaco, February 25, 2009(HOL):  Maamulka DGPL ayaa markii ugu horaysay Dekadda Magaalada Boosaaso ka dhoofiyay makiinad lacagta faalsada ah lagu...

Warkii oo dhan »

Baaqyo lagu dalbayo in la joojiyo dagaal ka soo cusboonaaday magaalada Muqdisho oo isa soo taraya

FEB 25, 2009

Arbaco, February 25, 2009(HOL):  Waxaa isa soo taraya baaqyo lagu dalbayo in la joojiyo dagaallo shalay oo dhan iyo saaka ka socday caasimadda So...

Warkii oo dhan »

Dad ku dhintay dagaal mar kale saaka ka dhacay Muqdisho

FEB 25, 2009

Arbaco, February 25, 2009(HOL):  Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa saaka waxaa mar kale ka dhacay dagaal u dhaxeeya Ciidamad...

Warkii oo dhan »

Maamulka Islaamiga ee G/Hiiraan oo sheegay in Heshiis hordhac ah uu dhexmaray Beelo ku Dagaallamay Deegaannada u dhaxeeya Gobollada Shabeellada Dhexe iyo Hiiraan

FEB 25, 2009

Arbaco, February 25, 2009(HOL): Maamulka Islaamiga ah ee Goballka Hiiraan ayaa sheegay in heshiis hor dhac ah uu dhaxmaray beelo dhawaan ku dagaalamay...

Warkii oo dhan »

Waa Sidee Xaaladda Caruur Soomaaliyeed oo xanuunsaneyd oo daweyn loo geeyay Dalka Kenya?

FEB 25, 2009

Cajabo Qaliinka ka hor sida ay ahayd Cajabo Qaliinka kadib sida ay tahayArbaco, February 25, 2009(HOL): Waxaa lagu guuleystay in Isbitaal ku ya...

Warkii oo dhan »

Ururka Al-Islaax oo baaq u diray Dowladda Midnimada Qaran ee Soomaaliya

FEB 25, 2009

Arbaco, February 25, 2009(HOL): Xarakada Al-Islaax ayaa baaqaan soo saartay ka gadaal markii ay shir ka yeesheen arimaha ku soo kordhay dalka waxayna ...

Warkii oo dhan »

XUQUUQDA MACALLINKA

FEB 25, 2009

Arbaco, February 25, 2009(HOL):  Cubbaada ibnu Saamit Alle haka raalli noqdee waxa laga weriyay in Nabigu (Sallal-Laahu calayhi wa-Sallam) uu yir...

Warkii oo dhan »