Wararka Maanta

Somaliland: Israa’iil waxay naga caawisaa tababarka ciidamada, balse kama wada hadlin saldhig ciidan

Somaliland: Israa’iil waxay naga caawisaa tababarka ciidamada, balse kama wada hadlin saldhig ciidan

JUN 17, 2026

Arbaco, Juun 17, 2026 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland, Maxamed Yuusuf Cali, ayaa xaqiijiyey in Israa’iil ay tababar siiso ciid...

Warkii oo dhan »
Muqdisho oo lagu qabtay Bandhig lagu dhiirrigelinayo luuqadda Turkiga iyo dhaqankiisa

Muqdisho oo lagu qabtay Bandhig lagu dhiirrigelinayo luuqadda Turkiga iyo dhaqankiisa

JUN 17, 2026

Arbaco, Juun 17, 2026 (HOL) - Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho uga qeyb gashay munaasabadda Bandhigga Afka Turkiga (T&u...

Warkii oo dhan »
Xulka Gabdhaha Soomaaliya ee 17-jirrada oo guul ka gaaray dhiggooda Sudan

Xulka Gabdhaha Soomaaliya ee 17-jirrada oo guul ka gaaray dhiggooda Sudan

JUN 17, 2026

Arbaco, Juun 17, 2026 (HOL) - Xulka kubadda cagta gabdhaha Soomaaliya ee da'doodu ka yar tahay 17 sano ayaa galay taariikh cusub kadib markii a...

Warkii oo dhan »
Israa’iil oo qiratay in iskaashi ciidan oo qarsoodi ah uu muddo dheer kala dhexeeyay Somaliland

Israa’iil oo qiratay in iskaashi ciidan oo qarsoodi ah uu muddo dheer kala dhexeeyay Somaliland

JUN 17, 2026

Arbaco, Juun 17, 2026 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga Israa’iil, Israel Katz, ayaa sheegay in dalkiisu muddo dheer si qarsoodi ah ula lah...

Warkii oo dhan »
Jubbaland oo sheegtay in Dowladda Federaalka ay mas'uul ka tahay xirnaanshaha Garoonka Doolow

Jubbaland oo sheegtay in Dowladda Federaalka ay mas'uul ka tahay xirnaanshaha Garoonka Doolow

JUN 17, 2026

Arbaco, Juun 17, 2026 (HOL) - Maamulka Jubbaland ayaa ku eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay arrimo siyaasadeed u xirtay Garoonka Diya...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo saxiixay xeer cusub oo lagu adkeynayo nadaafadda iyo maareynta qashinka Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo saxiixay xeer cusub oo lagu adkeynayo nadaafadda iyo maareynta qashinka Muqdisho

JUN 17, 2026

Arbaco, Juun 17, 2026 (HOL) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah u s...

Warkii oo dhan »
Axmed Madoobe: Dowladda Federaalka laguma aamini karo mas’uuliyadda Hawada

Axmed Madoobe: Dowladda Federaalka laguma aamini karo mas’uuliyadda Hawada

JUN 17, 2026

Arbaco, Juun 17, 2026 (HOL) - Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya aan lagu aamini karin mas&rsq...

Warkii oo dhan »
Burcad-badeed Soomaali ah oo weerarro kala duwan ku qaaday maraakiib marayay Gacanka Cadmeed iyo xeebaha Soomaaliya

Burcad-badeed Soomaali ah oo weerarro kala duwan ku qaaday maraakiib marayay Gacanka Cadmeed iyo xeebaha Soomaaliya

JUN 17, 2026

Arbaco, Juun 17, 2026 (HOL) - Burcad-badeed looga shakisan yahay ayaa isku dayay inay fuulaan markabka xamuulka qaada ee Greta Star xilli uu ma...

Warkii oo dhan »
Jaamacadda Carabta oo cambaareysay booqashada Madaxweynaha Somaliland ee Qudus

Jaamacadda Carabta oo cambaareysay booqashada Madaxweynaha Somaliland ee Qudus

JUN 17, 2026

Arbaco, Juun 17, 2026 (HOL) - Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta, Axmed Aboul Gheit, ayaa si kulul u cambaareeyay booqashada Madaxweynaha Som...

Warkii oo dhan »
Qaar kamid ah Dowlad-goboleedyada dalka oo ka baxay diyaarinta istaraatiijiyadda qiimeynta kalluumeysiga

Qaar kamid ah Dowlad-goboleedyada dalka oo ka baxay diyaarinta istaraatiijiyadda qiimeynta kalluumeysiga

JUN 17, 2026

Arbaco, Juun 17, 2026 (HOL) - Agaasimayaal guud oo ka socda qaar ka mid ah wasaaradaha kalluumeysiga ee dowlad-goboleedyada Soomaaliya ayaa ku ...

Warkii oo dhan »