Wararka Maanta
Falastiin oo cambaareysay furitaanka “Safaaradda Somaliland” ee Qudusta la haysto
Talaado, Juun 16, 2026 (HOL) - Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Falastiin ayaa si kulul u cambaareysay furitaanka waxa ay ku tilmaantay “Sa...
Warkii oo dhan »Ciidamo hoos taga Dowladda Federaalka oo fadhigoodu yahay Puntland oo beeniyay hadal kasoo baxay Deni
Talaado, Juun 16, 2026 (HOL) - Ciidamo hoos taga Dowladda Federaalka Soomaaliya oo la baxay ciidanka ammaanka Badda iyo La-dagaallanka Argagixisada ...
Warkii oo dhan »Somaliland oo si rasmi ah safaarad uga furatay magaalada Qudus
Isniin, Juun 15, 2026 (HOL) - Somaliland ayaa maanta si rasmi ah safaarad uga furtay magaalada Qudus, kaddib markii Madaxweynaha Somaliland, Ca...
Warkii oo dhan »Deni: “Puntland waxay u dhaqmaysaa si madax bannaani ah inta laga gaarayo dowlad heshiis lagu yahay
Isniin, Juun 15, 2026 (HOL) - Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in Puntland ay xaq u leedahay, inta laga gaarayo dowla...
Warkii oo dhan »Somaliland iyo Israa'iil oo kala saxeexday heshiisyo amni iyo horumarineed
Isniin, Juun 15, 2026 (HOL) - Somaliland iyo Israa’iil ayaa si rasmi ah u kala saxeexday Baaqa Istaraatiijiyadeed ee Iskaashiga Labada dh...
Warkii oo dhan »Golaha Ammaanka oo ka doodaya mustaqbalka AUSSOM iyo caqabadaha khilaafaadka siyaasadeed ee Soomaaliya
Isniin, Juun 15, 2026 (HOL) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa la filayaa inuu maanta galinka dambe kulan yeesho si uu uga doodo xaala...
Warkii oo dhan »Muqdisho: In ka badan 46 Kun oo Arday oo u Fariistay Imtixaanka Dugsiyada Dhexe ee Gobolka Banaadir
Isniin, Juun 15, 2026 (HOL) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi...
Warkii oo dhan »Axmed Madoobe: “Xaaladda Soomaaliya waxay u baahan tahay wada-hadal iyo in ciidanka aan siyaasad loo adeegsan
Isniin, Juun 15, 2026 (HOL) - Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa dhaleeceeyay dowladda federaalka Soomaaliya, isagoo sheegay in xaaladda...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo ku dhawaaqay in uu heshiis buuxa la gaadhay dowlada Iran
Isniin, Juun 15, 2026 (HOL) - Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in la gaadhay waxa uu ku tilmaamay “heshiis weyn&rdq...
Warkii oo dhan »Qaramada Midoobey oo $10 Milyan ugu deeqday Soomaaliya
Isniin, Juun 15, 2026 (HOL) - Qaramada Midoobay ayaa shaacisay inay Soomaaliya u qoondaysay $10 milyan oo degdeg ah si looga hortago halista ma...
Warkii oo dhan »