Wararka Maanta

Booliiska Muqdisho oo gacanta kusoo dhigey guddoomiye laameed ku eedeeysan inuu xabadeeyay dad rayid ah

Booliiska Muqdisho oo gacanta kusoo dhigey guddoomiye laameed ku eedeeysan inuu xabadeeyay dad rayid ah

DEC 29, 2025

Isniin, December 29, 2025 (HOL) - Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ka howlgala saldhiga degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho ayaa...

Warkii oo dhan »
Shiinaha oo si adag u diiday kala-qaybinta Soomaaliya ka dib Aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

Shiinaha oo si adag u diiday kala-qaybinta Soomaaliya ka dib Aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

DEC 29, 2025

Isniin, December 29, 2025 (HOL) - Dowladda Shiinaha ayaa maanta oo Isniin ah ku biirtay dalal iyo hay’addo caalami ah oo si cad uga soo h...

Warkii oo dhan »
Turkiga oo dardar geliyay dhismaha saldhig milatari oo ku yaalla Laasgaray, kaddib tallaabada Israa’iil ee Somaliland

Turkiga oo dardar geliyay dhismaha saldhig milatari oo ku yaalla Laasgaray, kaddib tallaabada Israa’iil ee Somaliland

DEC 29, 2025

Isniin, December 29, 2025 (HOL) - Warbaahinta Turkiga ee TRHaber ayaa sheegtay in dowladda Turkiga ay dardar gelisay dhismaha saldhig milatari ...

Warkii oo dhan »
Muqdisho: Shacabka oo si adag u diiday Aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

Muqdisho: Shacabka oo si adag u diiday Aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

DEC 29, 2025

Isniin, December 29, 2025 (HOL) - Boqolaal dadweyne ah ayaa fiidnimadii Axadda isugu soo baxay xaafado kala duwan oo ka mid ah caasimadda Muqdi...

Warkii oo dhan »
Xuutiyiinta Yemen oo digniin adag u diray Somaliland

Xuutiyiinta Yemen oo digniin adag u diray Somaliland

DEC 29, 2025

Isniin, December 29, 2025 (HOL) - Hoggaamiyaha kooxda Ansar Allah (Xuutiyiinta) ee Yemen, Cabdulmalik Al-Xuutii, ayaa sheegay in kooxdiisu u aragto ...

Warkii oo dhan »
Ciidanka dowladda oo si buuxda ula wareegay deegaanada Dhanaane iyo Gandarshe ee gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidanka dowladda oo si buuxda ula wareegay deegaanada Dhanaane iyo Gandarshe ee gobolka Shabeellaha Hoose

DEC 29, 2025

Isniin, December 29, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa si buuxda kooxda Al-shabaab ugala wareegay...

Warkii oo dhan »
Israa’iil oo waddamada ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland ku tilmaantay munaafaqiin

Israa’iil oo waddamada ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland ku tilmaantay munaafaqiin

DEC 29, 2025

Isniin, December 29, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil, Gideon Sa’ar, oo difaacaya aqoonsiga ay Israa’iil siisay So...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheikh oo kulan gaar ah la yeeshay qaar kamid ah Dowlad-goboleedyada iyo gobolka Banaadir

Madaxweyne Xasan Sheikh oo kulan gaar ah la yeeshay qaar kamid ah Dowlad-goboleedyada iyo gobolka Banaadir

DEC 28, 2025

Axad, December 28, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay qaar ka mid ah madaxweynayaa...

Warkii oo dhan »
Imaaraadka Carabta oo Caddeeyay Taageerada Buuxda ee Midnimada iyo Madaxbannaanida Soomaaliya

Imaaraadka Carabta oo Caddeeyay Taageerada Buuxda ee Midnimada iyo Madaxbannaanida Soomaaliya

DEC 28, 2025

Axad, December 28, 2025 (HOL) - Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa adkaysay mowqifkeeda ku aaddan taageerada buuxda ee ay u hayso Jamhuuriyadda F...

Warkii oo dhan »
Ururka Bulshada Bariga Afrika oo cambaareeyay aqoonsiga Somaliland

Ururka Bulshada Bariga Afrika oo cambaareeyay aqoonsiga Somaliland

DEC 28, 2025

Axad, December 28, 2025 (HOL) - Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa si rasmi ah u soo saaray war-murtiyeed uu ku caddeynayo in uu si buuxd...

Warkii oo dhan »