Wararka Maanta

Horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay gobolka Bakool

Horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay gobolka Bakool

DEC 28, 2025

Axad, December 28, 2025 (HOL) - Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay howlgal ciidan...

Warkii oo dhan »
Madasha Samatabixinta oo xaqiijinaysay inay si buuxda ugu garab taagan yihiin madaxda dowladda difaaca iyo ilaalinta Midnimada dalka

Madasha Samatabixinta oo xaqiijinaysay inay si buuxda ugu garab taagan yihiin madaxda dowladda difaaca iyo ilaalinta Midnimada dalka

DEC 28, 2025

Axad, December 28, 2025 (HOL) - Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa soo saartay Warsaxafadeed rasmi ah oo ku aadan kulankii xalay ay kula y...

Warkii oo dhan »
Senator Dubbe oo is casilay, isla markaana ka baxay siyaasada midnimada Soomaaliya

Senator Dubbe oo is casilay, isla markaana ka baxay siyaasada midnimada Soomaaliya

DEC 28, 2025

Axad, December 28, 2025 (HOL) - Senator Cismaan Abukar Dubbe, oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa iska casilay kurs...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Soomaaliya oo Israa’iil ku tilmaamay cadowga ummadda kuna baaqay in la middoobo

Madaxweynaha Soomaaliya oo Israa’iil ku tilmaamay cadowga ummadda kuna baaqay in la middoobo

DEC 28, 2025

Axad, December 28, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta hortagay xubnaha labada Aqal ee Baarlamaanka oo qab...

Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo si adag u diiday aqoonsi kasta oo Israa’iil siiso Somaliland

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo si adag u diiday aqoonsi kasta oo Israa’iil siiso Somaliland

DEC 28, 2025

Axad, December 28, 2025 (HOL) - Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan degdeg ah oo wadajir ah ka yeeshay arrinta ku sa...

Warkii oo dhan »
Garyaqaan Mubaarik Aar oo lagu xidhay Hargaysa kadib markii uu dhaliilay ku biirista Somaliland ee Heshiisyada Abraham

Garyaqaan Mubaarik Aar oo lagu xidhay Hargaysa kadib markii uu dhaliilay ku biirista Somaliland ee Heshiisyada Abraham

DEC 28, 2025

Axad, December 28, 2025 (HOL) - Garyaqaan Mubaarik Aar, ayay Ciidamada Booliiska Somaliland shalay xabsiga u taxaabeen kadib markii uu ka hor yimid ...

Warkii oo dhan »
Israa'iil oo soo bandhigtay kullan qarsoodi ah oo la rumaysanyaha in Madaxweynaha Somaliland ku tagay dalkeeda

Israa'iil oo soo bandhigtay kullan qarsoodi ah oo la rumaysanyaha in Madaxweynaha Somaliland ku tagay dalkeeda

DEC 28, 2025

Axad, December 28, 2025 (HOL) - Wasaarada Arrimaha Dibadda Israa'iil ayaa baahisay sawir muujinaya Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxame...

Warkii oo dhan »
Kumaandooska Danab oo howlgalo muhiim ah ka sameeyay deegaano hoostaga degmada Dhuusamareeb

Kumaandooska Danab oo howlgalo muhiim ah ka sameeyay deegaano hoostaga degmada Dhuusamareeb

DEC 28, 2025

Axad, December 28, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa laga helaya howlgal ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ka fuliyeen...

Warkii oo dhan »
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo kulan degdeg ah ka yeelanaya aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo kulan degdeg ah ka yeelanaya aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

DEC 28, 2025

Axad, December 28, 2025 (HOL) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Isniinta yeelan doona kulan degdeg ah oo looga hadlayo aqoonsiga ay Israa&...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta kulan deg deg ah la yeelanaya laba Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta kulan deg deg ah la yeelanaya laba Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya

DEC 28, 2025

Axad, December 28, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan deg deg ah la qaadanaya Xil...

Warkii oo dhan »